malistar2012 Posted August 7, 2014 Banadir electric company success story and sign Of hope Shirkada korontada ee Banaadir ayaa waxa ay bulshada Soomaaliyeed ugu bishaareneysaa in shacabka ku nool gobalkaan Banaadir iyo gobalada ku xeeran ay ka haqab tireyso baahida koronto. Banadir electric company (BECO) ayaa waxaa ku midoobay shirkadihii korontada si ay bulshada gobalkaan cid kasta oo kamid ah ay u hesho koronta ay ku qanacdo oo qiima jaban. Shirkadu waxa ay dhawaan magaalada oo dhan suri doontaa baalayaal casri ah, si looga guuro fiilooyinka dabka wada ee qatarta badan, waxaa kale oo shirkadu magaalada ka saari doontaa matoorada guuxa badan ee magaalada gudaheeda ka shidan, waxa ayna dhisma xoogan ka wadaa xarun weyn oo korontada magaalada lagu ifinayo saldhig u noqoneysa. Shirkada ayaa waxa ay sameyn doontaa qiima dhimis bulshadu ku qanacdo kadib marka ay hir-geliso xarunta ay dhismaheeda ka wadaan duleedka galbeed ee gobalka Banaadir. BECO waxa ay idiin diyaarisay shaqaala tababaran oo si dhaqsa ah macaamiisha sharafta leh ugu adeegaya. Many Companies like this one are providing Great opportunity and service ... Great job by the Mogadishu business community for uniting under one Electric company..... Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@ Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted August 7, 2014 MashaAllah, keep up the good work. We need more Somali firms to boost employment and accelerate the reconstruction of our country Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 7, 2014 Brought to you by Hormuud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted August 7, 2014 This news really put a huge smile on my face. Keep up the great work Somalia. Let us move past the death squads and start rebuilding our homeland. Quote Share this post Link to post Share on other sites