malistar2012 Posted August 5, 2014 BOGA LATEST Deg-Deg: TV-ga Puntland ee Garoowe oo La bililiqaystay, Gaas aya Ciidamo ku dalbaday maxay tahay sababta?. Aug 5, 2014 - Comments off Wararka laga Helayo Magaalada Garowe ayaa ku waramaya in Ciidamo Hubeysan oo wata hub ay gudaha u galeen Xarunta Tv-ga Dowlada Puntland islamarkaana ay banaanka u soo saareen Shaqaalihii Tv-ga. Lama oga Sababta Rasmiga ah ee arintani Keentay in koox hubeysan ay galaan xarunta Tv-ga waxaana arinkan uu imaanayaa Saacado uun ka dib markii La sheegay in Dowladu ay xilka ka qaaday Madax Ciidan iyo Agaasimihii Tv-ga Puntland Axmed Kismaayo. Ma jirto war faahfaahsan oo dowlada ka soo baxay waxaana oo la xiriira Arinkan oo ah mid aan mudooyinka deegaanada puntland aan horey loogu arag iyadoo kooxdan hubeysan aysan weli ka hadlin dhacdadan. Dhinaca kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay puntland oo dhacdadan la xirira waxaana arintan ay sumcad xumo ku tahay kooxda weerarka geystay ee qabsatay Xarunta Tv-ga Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 5, 2014 Dhegayso: Ciidankii P/land oo kala Jabay Maleshiyada Faroole oo qabsaday Xarun Muhiim ah & Xiisada ka taagan Garoowe Aug 5, 2014 - 20 Aragtiyood Ciidamo xoogan oo aad u Hubaysan ay la Wareegen Xarunta Tv-ga Puntland oo ku dhow madaxtooyada maamulkaasi, waxayan arrintaan daba socotay ,kadib markii shalay xilka laga qaaday 24 sac ee ugu dambeyeey Musuuliyiin C/raxamaan Faroole uu horey u magacaabay. Ciidamadan ayaa ka Cadhaysan Xillka uu ka qaday Cabdwali gaas Ku sameeyay sadex masuul oo ka haray Dowladdii Cabdiraxmaan Faroole oo uu kamid ahaa Aaasimihii Tvga-Puntland Axmed kismaayo iyo Taliyihii Madaxtooyadda Cumar Cabdulaahi Faraweyne iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gen muxiyadiin Gacmey. Waxaa haatan kacsan Xarunta Tv-ga puntland ay la Wareegen Ciidamadaas oo aad u Hubaysan waxaana Wararku sheegayan inaysa haatan socdaan wada hadalo ku aadan iyo Qaabkii ciidanka Meesha Looga saari lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 5, 2014 sheekadii somaliland bay keenen garoowe. somaliland ba ciidamo TV iyo radio la waregaan maalin walba. loool. if true, this is minor dispute. the guy who was fired wants to keep his job but he is doing it the wrong way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted August 5, 2014 ^ horta adiga every news ma loool baa??? And why soo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 5, 2014 adeer faysal cunugisa ka waran niyoow? ma is qarxiyey weli? lool Quote Share this post Link to post Share on other sites