Mooge Posted August 4, 2014 Ra'isal Wasaaraha Somalia Oo Sheegay Inaan Midaynta Maamulada Galmudug iyo Galgaduud wax Saamayn ah ku lahayn Puntland Muqdisho(Ramaas)August-04-2014-Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed, ayaa sheegay inaan Heshiiska Gobolada dhexe ee Somalia lagu midaynayaa saamayn ku lahayn Maamulka Puntland. Waxa uu sheegay in Midaynta Maamulada Galgaduud iyo Mudug ay soo kordhinayso wada shaqaynta shacabka Gobolada dhexe ku nool. “Sida aad ogtihiin gobollada dhexe waxaa ka jiray maamullo yar-yar oo aysan ka dhaxayn wada shaqayn, waxaana xukuumaddu samaysay guddi golaha wasiirrada ka tirsan oo wada xaajood la fura dhinacyadaas si loo mideeyo maamullada gobollada dhexe ka jira, waxaana rajo fiican ka qabnaa in dadka deegaanadaas dagan loo sameeyo maamul ay ku midaysan yihiin. Heshiiskii maamul u samaynta gobollada dhexe ee Soomaaliya maahan mid wax u dhimaya maamulka Puntland oo walaac ka muujiyey heshiiskaas, waxuuna si cad u qeexay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud in heshiisku uu san wax u dhimayn deegaanada Puntland ay maamusho” ayuu yiri Ra’isal Wasaaraha oo ka qayb galay kulan Macadka Daraasaadka ee Heritage qabtay. Maamulka Puntland ayaa heshiiskaasi ka soo horjeestay islamarkaana Xukumadda dhexe xidhiidhka u jaray markii uu soo baxay heshiiska lagu midaynayo Maamulada Galgaduud iyo Mudug. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ra-isal-Wasaaraha-Somalia-Oo-Sheegay-Inaan-Midaynta-Maamulada-Galmudug-iyo-Galgaduud-wax-Saamayn-ah-ku-lahayn-Puntland.html#sthash.FCH0FBkk.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 4, 2014 secessionists and HAG anarchists are mourning the death of their wish project today. PM said those wishing all of mudug to be added to a phantom state are dreamers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adnan1508736697 Posted August 4, 2014 Your hate for Somaliland and it people is shocking and sad Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 4, 2014 We'll done No one wants to prolong Somali civil war , Half of Mudug joins Galgaaduud to form state is welcoming and less Headache . economically Central state will be strong they have large business community .... Great Somalia is moving the right direction Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted August 4, 2014 Mooge; Hawadi ma kaso baxdeey kkkkkkkkk. Walee Central State is a jewel in the crown waliga noolow haha . Its says black ink on paper Galgaduud and Mudug dont hate .hhhhjjjjjjjjZ Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 4, 2014 D is minority in Somalia yet they succeeded in robbing Kismayo & have the nerve to try block the central state.Too bad there no Kenyan forces here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted August 4, 2014 Definition of Burahadheer's Qaldaan Dictionary of English words: Minority: Laandheere Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites