Sign in to follow this  
malistar2012

RW Cabdiwali Anigaa diray Wasiiraduna iyo Xildhibaanadu Wafdi hordhac u ah Anig

Recommended Posts

 

In ay heshiiyeen iyaga Puntland ayuu sheegayaa, wuxuuna dhanka kale tilmaamay in xildhibaanno shalay gaaray Garoowe ay isag horudhac u yihiin oo uu ku wajahan yahay magaalada Garoowe waqti dhow.

 

 

Aug 4, 2014 - Aragtiyood

Raysal wasaaraha dalka Soomaliya Cabdiwali sheekh axmed ayaa si aan laga fileyn uga hadlay hadlii dhowaan kasoo yeedhay maamulka Puntland ee inay xidhiidhka u gooyeen Dawlada Soomaliya.

 

 

Cabdiwali Sheekh ayaa geesta kale wuxuu sheegay inaysan Xildhibaanada gaadhay magaalada Garoowe ay dirtay dawlada Soomaliya, Isagoona sheegay inay qayb ka ahaayeen Safar u qorshaysnaa.

 

Rw Cabdli wali ayaa wuxuu sheegay sidoo kale inaysan Amarkii Cabdwali gaas ku tagin wax wasiiro ah, maamulka Puntland howshiisa la dhamayn doono.

 

 

 

 

 

DHAGEYSO: RW C/weli oo si kulul kaga hadlay go’aankii maamulka Puntland sheegayna inuu gaari doono caasimadda maamulkaasi ee Garoowe

 

 

 

 

Aug 4, 2014 - 4 Jawaabood

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii Puntland ay xariirka ugu jartay dowladda kadib heshiiskii ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya oo lagu sheegay in lagu sameynayo maamul goboleed Mudug iyo Galgaduud.

 

R/wasaare C/weli Sheekh wuxuu sheegay in loo baahan yahay, in dadka ay fahmaan muhiimadda ay leedahay dowladnimada iyo wada shaqeynta.

 

 

 

In ay heshiiyeen iyaga Puntland ayuu sheegayaa, wuxuuna dhanka kale tilmaamay in xildhibaanno shalay gaaray Garoowe ay isag horudhac u yihiin oo uu ku wajahan yahay magaalada Garoowe waqti dhow.

 

Waxa uu hoosta ka xariiqay in 8-da bishani uu booqanayo magaalada Garoowe, waxa uuna socdaalkaasi noqonayaa kii ugu horreeyay ee Dr. C/weli Sheekh Axmed uu ku tago Puntland tan iyo intii loo magacaabay xilka Ra’iisul wasaarenimo.

 

 

 

http://saadaalnews.net/?p=21818

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this