Sign in to follow this  
Saalax

IGAD tells war criminal Siilaanyo alias Ina Bureeqa to hold elections on time

Recommended Posts

Saalax   

Wefti Ka Socda Urur Goboleedka IGAD Oo Xukumadda Somaliland Ku Dhiiri Galinaya Qabashada Doorashada, Shir Caafimaadka ku Saabsana Ku Casuumay

 

Hargeysa(Ramaas)August-02-2014- Wasiirada Arimaha dibada, Arimaha gudaha iyo Caafimaadka ee Somaliland ayaa Xaruntka Wasaaradda Arimaha dibada kulan kula yeeshay Wefti ka socda Urur Goboleedka IGAD, halkaasi oo ay kaga wada hadleen Arimo la xidhiidha wada shaqaynta labada dhinac iyo taageerooyin uu Somaliland siiyo Ururka IGAD. Weftiga IGAD ayaa sheegay inay Doorashada 2015-ka ka caawinayaan Somaliland, kuna dhiiri galinayaan sidii loo qaban lahaa Xukumadda.

 

 

Weftiga IGAD waxaa hogaaminaya Safiirka u qaabilsan IGAD Somaliland iyo Somalia Ambasador Maxamed Afay, kaasi oo markii u horaysay Somaliland yimaada.

Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Maxamad Biixi Yoonis oo markii Kulanku dhamaaday Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Weftiga ku casuumeen sidii ay Somaliland u iman lahaayeen, siina joogi doonaan dhawr maalmood.

 

 

 

“Waxaa maanta farxad weyn noo ah, inay halkan nala joogaan Wefti ka socda IGAD oo uu hogaaminay Maxamad Afay oo uu la socdo Dr Axmed Xasan Mataan. Weftiga waa markii u horaysay ee AMbasador-ku halkan naagu yimaado, anagaana ku soo casuunay. Cilaaqaad Culus ayay Somaliland iyo IGAD wada leedahay. Sida aad la socotaan Mashaariic badan ayay Igad inoo hir galisaa. Aad iyo aad ayaan mar labaad u soo dhaweynayaa Weftiga, waxay nala joogi doonaan saddex cisho, waxayna la kulmi doonaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.” Ayuu yidhi Wasiir Maxamed Biixi Yoonis.

 

 

Wakiilka IGAD ee Somalia iyo Somaliland Maxamed Afay ayaa sheegay inay Mashaariic kala shaqeeyaan Somaliland “ IGAD waxay hore xidhiidh dhaw ula lahayd Somaliland, iyadoo kala shaqayn jirtay Iskuulka Sheekh ee Xanaanada Xoolaha oo Ardayda dhigataa ka kala yimaadeen Wamada IGAD guud ahaan.” Ayuu yidhi Safiirka Igad

 

 

 

Waxa uu Intaasi raaciyay Maxamed Afay “ Waxaanu haddana halkan u nimid inaanu Xaqiijino waxa ka jira Halkan iyo inaanu ku dhiiri galino, Doorashada Sanadka soo socda ka dhici doonta Somaliland, inaanu diyaar u nahay inaanu Dawladda ku garab galo oo la qabano. Wixii Runtii ay Taageero nooga baahdaana aanu siino. Doorashadaasi oo Runtii muhiim u ah umadda ku nool halkan iyo guud ahaan Geeska Africa. Waxa kale ee aanu u soconay in Shir Adis Ababa ka dhacaya oo ay iskugu imanayaan Weftiyo Caalamkoo dhanka socodaa iskugu imanayaan, inaanu Somaliland ku soo marti qaadno ka qayb galka Shirkaasi. Shirkaasi oo ku saabsan Caafimaadka, runtiina aanu jecelahay inaanu wixii aanu caafimaad ahaanka qaban karo ku taageero wasaaradda Caafimaadka.

Ramaasnews

 

 

Hargeysa-desk

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Wefti-uu-Hogaaminayo-Safiirka-Somaliland/Somalia-Ee-Urur-Goboleedka-IGAD-Oo-Xukumadda-Somaliland-Ku-Dhiiri-Galinaya-Qabashada-Doorashada-iyo-Arimo-kale.html#sthash.PrJezCVD.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Siilaanyo wants some time to build his pocket and machine so he can crush the rest. but the opposition must not allow him to violate the constitution.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

He won't be given anytime, the opposition said they will not allow any extension

at all. He won't be given any breathing room.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Saalax, you keep making your opposition to Silaanyo well known, but you are yet to share with us who you would rather become president in the next election.

 

For eff's sake, why don't you share with us the politician whom you support for the presidency and why? Something about his work experience or his educational background, anything???

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I support the opposition. Both Jamal Ali Hussein and Cirro got good

credentials. Regarding their education Cirro the parliament speaker

who solved many conflicts that could have damaged Sland in his reign

at the house of parliament has bachelor's degree engineering degree

from Finland and Master's degree in MBA from the American University.

Jamal Ali Hussein also has a degree and was the CEO of Citibank

Tanzania Limited.Frankly both are much better than divisive sleeping

Siilaanyo.

 

 

 

Anything is better than Ina Bureeqa who is told when to sleep, when to eat, when

to sit, when to speak.

 

2:48

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Cirro because he has a bigger support base. Jamal Ali ratings are rising as well

since many supporters of Musa Bixi who had a dispute with Siilanyo defected to

the opposition parties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this