Sign in to follow this  
Mooge

Ahlusunnah, Ximan and Xeeb and Puntland all reject qoslaaye's move

Recommended Posts

Mooge   

what a shame niyoow. not even a day have passed and qoslaye is humiliated and rejected by everyone. loool.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taardhuleed ” Ahlusunna Khilaafka dhexdeeda ah wey soo afjareysaa”.

 

 

 

Guriceel (Sh M Network)—Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed Guddoomiyaha Degmada Guriceel ee Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xallin doonaan cid kasta oo ka tirsan Ururka Ahlusunna ee khilaaf ku aadan heshiiskii dhawaan ka dhacay Muqdisho uu ka dhexeeyo kaas oo ay ka qeyb galeen Xubno ahlusunna Waljaamaca ka tirsan kuwa kalana ay ka soo horjeesteen.

 

Taardhuleed ayaa tilmaamay in ay diyaar u yihiin in dhexdooda ay dhameeyaan ismaaandhaafka ka dhex alowsan.

 

Masuuliyiinta ahlusunna Waljamaaca ayaa ku kala aragti duwanaaday heshiis dhawaan lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo ku aadan Maamul loo sameynayo Gobollada Mudug iyo Galgaduud

 

Readers Comments (0)

 

Comments are closed.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Guriceel1.jpg

 

 

Bulshada Ku Nool Degmada Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeysay Heshiiska Maamul U Sameynta G/Mudug Iyo Galgaduud

Published on July 31, 2014 by Mowliid · No Comments · 389 views

Bulshada ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay heshiiskii shalay magaalada Muqdisho ay ku gaareen Mas’uuliyiinta maamullada gobollada Galgaduud iyo Mudug, kaas oo ahaa in hal maamul loo sameeyo gobolladaasi.

 

Kadib markii gelinkii dambe ee shalay Muqdisho lagu saxiixay heshiis maamul loogu sameeynayo gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa arrintaasi soo dhaweeyay qeybaha bulshada ee ku nool degmada Dhuusamareeb.

 

Cadceed Sheekh Doon Diiriye oo ah madaxa ururrada bulshada ee degmada Dhuusamareeb oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud oo gelinkii dambe ee shalay lagu saxiixay Muqdisho.

 

Heshiiska ayuu Cadceed ku tilmaamay mid taariikhi ah oo horumar u horseedi kara bulshada ku nool gobolladaasi, isagoo ugu baaqay bulshada gobolladaasi iney taageeraan oo ay soo dhaweeyaan heshiiskaasi.

 

Gelinkii dambe ee shalay ayaa magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiis maamul loogu sameeynayo gobollada Mudug iyo Galgaduug, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen madaxda Qaranka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

DE-DEG: Dibadbaxyo xooggan oo ka soconaya maanta qeybo kamid ah G. Mudug

 

 

45.jpg

 

 

Aug 1, 2014 - 1 Jawaab

Wararka laga helayo qeybo kamid ah gobalka Mudug gaar ahaan deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in ay ka soconayaan dibadbaxyo lagu taageerayo heshiiskii ka dhacay magaalada Muqdisho ee maamul u sameynta goballada Mudug iyo Galgaduud.

 

SHacabweyne fara badan oo ku dhawaaqaya erayo ay ku soo dhoweynayaan maamul ay yeeshaan labadaasi gobal ayaa dhexmaraya waddooyinka waa weyn ee degmooyin ka tirsan gobalka Mudug.

 

Waxaa sidoo kale loo malaynayaa in dhanka waqooyi ee Gaalkacyo iyana ay ka qabsoomaan mudaharaadyo lagu diidan yahay heshiiskaasi.

 

Warkan wixii ku soo kordhaa kala soco wararkeenna dambe

 

Wararka La Xiriira:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

malistar, niyoow isku xishood. you know that becoming a federal state based on a state and half is ridiculous. bring your family together and add hiiraan and then you can satisfy the constitution.

 

i know the game HAG is playing. stop holding somali progress and move forward with things that can work.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Ahlusunna Rejects again. Qoslaye is having a hard time. Watch the video below.

 

Bredanews.com – Waxaa cirka isku shareeray fashil iyo fadeexado hareeyay Dowladda Somalia astaan u noqotay been abuur,dhaqaale boob iyo qiyaamo Qaran.

 

Gudoomiyaha Xoogaga Ahlusunah Wal Jameeca Sheekh Cabdirizaq Ashcari ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku sifeeyay heshiiskii ka dhacay Villa Somalia ee Madaxda Dowladda ku sheegeen inay Ahlusunah saxiixday.

 

Gudoomiyaha golaha fulinta Ahlusunah Sheekh Ashcari wuxuu yiri “Suma walaahi tani Dowlad maaha,waa nuuc sheeydaan oo been iyo qiyaano Qaran loogu doowgalay”

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this