Tillamook Posted August 1, 2014 MEN WHO DO ANY KIND OF HOUSEWORK ARE WOMEN! PERIOD!!! ...not that there is anything wrong with being a woman ofcourse Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted August 1, 2014 <cite> @Safferz said:</cite> Sounds ideal to me... :D :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted August 1, 2014 <cite> @galbeedi said:</cite> Tallaabo, Inaar dandansiga maad naga daysid. Adiguna maxaad noogu biirtay xagjirayaasha dabka caabuda. . Please do not give ammunition to the secular humanists who have no morals. Mida kale Xabadkan tolow xagee laga soo daayey. Beryahan waxaad moodaa waxii Diin iyo dhaqan ku saabsanba wuu dhex fadhiyaa oo koox xagjirayaal dhinaca bidixda ah ayaa soo dirsatay baan u malayn. Waxaa la yidhi " bacaluul is qad qaaday", kolay gabanadani macnaheeda garan maayaane, beryahan madaxy la soo kaceen oo mawduuc walba way ku jiraan, Apophis kii aan islaahaa waa xag jir, ayaad moodaa in uu ugu roon yahay kooxdan. Waa nin Soomaalida dhaqankeeda garanaya oo difaaca. Galbeedi inaar the world is not just black and white. There are many shades of grey in between. Quote Share this post Link to post Share on other sites