Miyir Posted August 2, 2014 <cite> @gooni said:</cite> Waqooyiga gaalkacyo waa qayb ka mid ah soomaaliya hadii lagu daro galgaduud waa dalkii oo nidaam loo sameeyay ? Hala baabiyo maamul jira si loo abuuro mid aan wali bilaaban hadda? maxaa laga yeelaya ka dhisan inta la isku keenayo kan aan wali la dhisin? Bal talo keen Xaaji Gooni Qoslaaye and Gang displaying Somali logic 101. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 2, 2014 Waa su’aal qiimo leh mudane miyir Waana sheegay siday iila muuqatay awoowe hadaan sii khafiifiyo. Markii lays raaciyo MUD/GAL degmooyin ahaan ama nooca fedaralka 4.5 waa kala bar ama qaybtaadaa badan. Nugaal iyo bari’na waa kuu gaar,sool iyo sanaag waa qayb fiican ama istaagi kara, ama kula istaagi karta Wax okiyaale loo gashaadaa meesha ma yaalaan ama qaylo dhaan loo diro. ilmo saleebaan haday labo federal kala raacaan khibrad ahaana waa loo baahan yahay waxbana ka halaabi mayaan tolkood bay la joogaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted August 2, 2014 gooni waa habar fadhida lagdin la fudud taladaadu, 16 sano dawlad jirta hala tirtiro? waa waali, soo ma sahlana inta aan dhisnany in la israaciyo ha isla talaabo qaadaane? meesha Gaas ka qayliyey ee Qoslaaye iyo Yuul katalinayaan kheyr kama soo socdo haddeey rabaan meesha kaliya oo taageersan haddana shaqeeynaysa in la baabiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites