Sign in to follow this  
Mooge

Puntland delegation led by interior minister to investigate who killed Saado

Recommended Posts

Mooge   

Puntland oo wafdi Wasiiro,Xildhibaano iyo Odayaal isagu jira saartay sidii Baaritaan loogu samayn lahaa dilka Xil,Saado C,Warsame

 

July 24, 2014 2:57 pm GMT Garowe(pp) Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame.

 

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indhoguran oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay socdaalkooda Muqdisho inuu salka ku hayo sidii baaritaan dhab ah loogu samayn lahaa dilka Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka mid ah Xildhibanadda Baarlamaanka DF kasoo gala Gobaladda Puntland.

 

Indhoguran ayaa sheegay dilka Xildhibaan Saado inuu noqonayaa xildhibaankii 3-aad oo Puntland kasoo jeedana laguna dilo gudaha magalada Muqdisho iyadoo aan wax baaritaano ah lagu samayn.

 

Ammaanka Muqdisho ayaa waayadii danbe sii xumaanayay iyadoona xildhibaanadda Baarlamaanka DF ay welwel ka muujiyeen ammaankooda maadama dilka Saado Cali loo adeegsaday hub culus.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this