Mooge Posted July 20, 2014 people are preparing for the biggest day of the year for Puntland. It is August 1, 2014 and all over the world, the party lights will be on till 6 am. Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Ameerika ayaa ku rajo wayn in la qabto xus ballaran oo lagu maamusayo dhalashada dowladda Puntland oo kowda bisha soo socota ku beegan taasoo caalamka meel kasta oo ay dadka Reer Puntland ay joogaan u dabaal degayaan. Maxamed Yuusuf Warsame Awdoon oo ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee wadankaasi ayaa maanta Radio Garowe u sheegay inay wadaan qaban qaabada xoogan oo ku aadan sidii dadka reer Puntland ee wadankaasi ay dadkooda ku sugan Puntland ula wadaagi lahaayeen farxadda iyo damashaadka dhalashadda Puntland. Awdoon waxa uu dadka reer Puntland ee aduunka iyo gudaha Puntland kula dardaarmay in lasii xoojiyo isku xirnaanta iyo wada shaqaynta dowladda kala dhaxaysa si cadowga looga guulaysto. Quote Share this post Link to post Share on other sites