Sign in to follow this  
Mooge

Puntland Day, biggest celebration is coming on August 1, 2014

Recommended Posts

Mooge   

people are preparing for the biggest day of the year for Puntland. It is August 1, 2014 and all over the world, the party lights will be on till 6 am.

 

garoowetv001.jpg

 

garoowetv002.jpg

 

 

Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Ameerika ayaa ku rajo wayn in la qabto xus ballaran oo lagu maamusayo dhalashada dowladda Puntland oo kowda bisha soo socota ku beegan taasoo caalamka meel kasta oo ay dadka Reer Puntland ay joogaan u dabaal degayaan.

 

Maxamed Yuusuf Warsame Awdoon oo ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee wadankaasi ayaa maanta Radio Garowe u sheegay inay wadaan qaban qaabada xoogan oo ku aadan sidii dadka reer Puntland ee wadankaasi ay dadkooda ku sugan Puntland ula wadaagi lahaayeen farxadda iyo damashaadka dhalashadda Puntland.

 

Awdoon waxa uu dadka reer Puntland ee aduunka iyo gudaha Puntland kula dardaarmay in lasii xoojiyo isku xirnaanta iyo wada shaqaynta dowladda kala dhaxaysa si cadowga looga guulaysto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this