Sign in to follow this  
Mooge

Puntland establishes Development and Investment Agency

Recommended Posts

Mooge   

IMG_2611.jpg

 

Dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay in Puntand ay ka baxday waqtigii arrimaha Bini’aadannimadda isla markasna loo gudbiyay xiligi hormarinta iyo maalgashiga dhulka baxadda wayn ee Dal-udug.

IMG_2611

Si loo dardar galiyo howlaha hormarinta iyo Maalgashiga ayaa maanta shirkii gollaha wasiiradda dowladda Puntland waxaa loogaga dhawaaqay Puntland markii ugu horaysay inay yeelatay Hay’adda maalgashiga iyo hormarinta ka shaqayn doonta.

 

Qoraal uu warbaahinta usoo diray Afhayeenka madaxtooyadda Quraan jecel ayaa sidaan lagu yiri ” Puntland waxay ka gudubtay marxaladii xaalada Bini’aadaantimada ahayd waxay u gudubtay marxalada horumarinta iyo maalgashiga sidaa owgeed waxay Dawladda Puntland Magacowdey ( HAY’ADDA MAALGASHIGA IYO HORUMARINTA PUNTLAND ) Puntland Investment And Development Authority ( PIDA)”

 

Arrintan ayaa waxay noqonaysaa mid u saamixi doonta in dadka hantida haysa ee doonaya inay maalgashi samaystaan ay xog faahfaahsan ka heli doonaan hay’addan la unkay maadama Puntland ay ka buuxaan khayraad kala duwan oo u baahan in laga faa’iidaysto.

 

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this