Sign in to follow this  
Saalax

Documentary:Maxaa Sababay Kala Qaybsanaanta Galbeed Iyo Bari Ee Magaalada Burco?

Recommended Posts

Saalax   

Filim Ka Hadlaya Waxyaabaha Sababay Qaybsanaanta Burco.

 

 

 

Maxaa Sababay Kala Qaybsanaanta Galbeed Iyo Bari Ee Magaalada Burco? Barnaamij Gaara (Daawo Video).

 

Burco(Ramaas) – Daawadayaal waxa aanu halkan idiinku soo gudbineynaa cilmi baadhis lagu sameeyey sababaha ka dambeeya in magaalada Burco u kala qaybsanaato labada qaybood ee kala ah Barriga iyo Galbeedka Burco, cilmi baadhistan oo ay filim ka sameeyeen Akademiga nabadda iyo horumarintu ayaa waxa ay waeysiyo kala duwan lala yeelanayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladaa.

 

Haddaba, filimka iyo nuxurka uu soo gudbinayaa waa kan ee daawasho haboon

http://ramaasnews.com/index.php/News/Maxaa-Sababay-Kala-Qaybsanaanta-Galbeed-Iyo-Bari-Ee-Magaalada-Burco-Barnaamij-Gaara-Daawo-Video.html#sthash.033px5eK.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this