Sign in to follow this  
Holac

Pictures - Somali President's Office got a facelift

Recommended Posts

Holac   

The best in Somalia so far.

 

Why the gold color? Why didn't they give the building itself a face lift? It has the same doors and windows. They just covered everything with carpet, furniture and paint.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

loool. walahi qoslaye loves to relax and party. ninkaan Ilahay shacabka haka qabto. just yesterday an MP and his guard was assassinated again.

 

killing is continuing in mogadishu and situation is getting worse and all that this president is doing is build a palace for himself. what a twisted mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Villa Somalia is our national state house, and if Culosow saw it fit to spruce up the place a little, instead just living in the midst of the dreariness of the Amisom tanks, then by all means, cut the guy some slack.

 

If I was him, I'd build myself an indoor swimming pool as well, since going to the beach regularly is a nonstarter for our dear president. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I don't mind little face lift or some prestige to the office of the President, I do not get the idea of taking huge sofas to events and sit alone in a big couch while everybody else is sitting in a chair.

 

I want that money to go to a solder defending the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Money used to renovate should have gone to somali police and military to lift their moral.

 

What is wrong with a simple Somali style villa that reflects the state of the nation?

 

African Mentality, eh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dacaayadda iska yareeya. U qirta sida haboon meesha loo badalay.

 

Inkastoo muuqaal ahaan u egtahay in laga soo guuriye muuqaalka Aqalka Cad ee Mareykanka, aniga aragti ahaan waala dhacay sida loo qurxiye qolalka iyo xafiisyada Madaxtooyada laakiin mid ayaan u bogin: Sawirada meesha lagu dhajiye almiina ha ahaadaan sawiro quseeyo deegaanada Soomaaliya ama Soomaalida. Sida xoolaha, xeebaha, wabiyada, dhirta ama buuraha Soomaaliya ku yaalo.

 

Waana ku faraxsanahay inay gabar Soomaaliyeed horseed u ahayd dadka sameeyey isku habeyntaan. Magaceeda waa Maryan Cabdulle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

lacagi majirto ma rumaysanayo hada kadib. Bishii shan jeer ayaa aduunka loo dhoofaa, Hoteelada dad dawlada ku xidhan ayaa jiifa oo lacagtooda la bixiyaa, xaflado aan dhamaanayn ayaa la qabtaa, baabuur qaaliya ayaa socota.

 

hase ahaatee, $100 askriga poliska la mahayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

shaqaalaha dawlada oon saddex bilood mushaar qaadan

 

Qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka cabanaya mushaar la'aan muddo saddex billood ah; iyaga oo cabasho arrintaasi la xiriirtana u gudbiyey Madaxda sare ee Dowladda.

 

“Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo Wasaaradiisu ey qaabilsan tahay mushaar siinta shaqaalaha Dowladda wuxuu isticmaalaa marka uu dibedda u duulayo diyuurad qaas ah oo kiro ah (Private jet); isaga oo Muqdisho ka soo degay 30 June. Dowladda Soomaaliya ayeey ceeb iyo weji gabax ku tahay in iyadoo shaqaalihii dowladda aaney wax mushaarad ah arag saddex billood, laguna jiro bishii barakeysneyd ee Ramadaan in dhaqaalihii dadkaasi ay ku dabooli lahaayeen baahida qoysaskooda la musuq-maasuqo ” ayuu yiri Muxuddiin C/qaadir oo ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda Maaliyadda, wuxuuna intaasi sii raaciyey in mushaaraada shaqaalaha dowladda la siiyo in ay bixiso dowladda Norway; balse lacagahaasi ey musuq-maasuqaan Madaxda Dowladda.

 

;

“Lacagta mushaaraadka loo bixiyo waa lacagtii ay dowladda Norway bixineysay, markii sidan oo kale ay dhacdo oo mushaaraadka shaqaalaha la bixin waayo, madaxda dowladdu waxey marmarsiiyo ka dhigataa arrimo degdeg ah ayaan ku qabay; Dowladda Norway ayaa laga rabaa in ay lacagahaasi hubiyaan halka ay ku baxayaan” ayuu yiri Muxuddiin.

 

Xafiiska Warqabadka Dayniile.com

Webmaster@dayniile.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mourad1   

It looks great. Finally the presidential palace has the style, which it deserves. So kudos to the president and his staff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this