Sign in to follow this  
Mooge

Puntland sends final warning to Barre Hiiraale

Recommended Posts

Mooge   

poor Barre is still taking orders from his HAG masters and is trying cause trouble. puntland's visiting delegation to Kismayo sent a final warning to this creature and hopefully he will listen.

 

Puntland oo Hanjabaad u jeedisay Barre Hiiraale.

June 30, 2014 - Written by Editor

Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland oo ka mid ahaa waftigii Dowlada Puntland u dirtey magaalada Kismaayo oo ka qeyb qaadanayey xal u helista xiisado dhex marey labo maleeshiyo beeleed ayaa fariin hanjabaad ah u direy Korneel Bare Aadan Shire (Hiiraale).

 

Wuxuuna wasiirku sheegey in hadii uusan la heshiin maamulka Jubaland Barre Hiiraale ay haboon tahay in lagu weeraro deegaanka uu ku sugan yahay ee Goob wayn.

 

Wasiirka ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in la xaliyo khilaafka ka aloosan maamulka Axmed Madoobe iyo Korneel Barre Hiiraale kuwaasoo horrey ugu dagaallamay magaalada Kismaayo.

 

Wuxuu sheegay in ay ugu baaqayaan Korneel Barre Hiiraale in uu qaato nabad oo uu la heshiiyo maamulka KMG ah ee Jubba si loo soo afjaro dhibaatada ka taagan Kismaayo isagoona intaas ku daray haddii uu diiddo Barre Hiiraale nabad in lagu weerarayo deeganka Goobweyn oo 15km u jirta Kismaayo.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waftigii puntland ma intaas buu soo kordhiyay awoowe?

Sanadkaan siyaasadda puntland horumar la taaban karo yaa kasoo baxday.

Taliyihii daraawiishta iyo difaaca puntland wuxuu tagey meel taleex u dhow wuxuuna ku baaqay nabad in lagula noolaado walaalaha snm

 

Wasiirkii diintuna wuxuu tegay kismaayo wuxuuna ku dhawaaqay in dagaal goobweyn lagu qaado

Allaha na bixiyo adeer waayarkan dab siyaado ah yaa ku xiran sanadkan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this