Mooge Posted June 28, 2014 Nayroobi(pp) Madaxwaynaha Dalka Kenya ninka la yiraahdo Uhuru Kenyatta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynaha mamulka Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xirirka Kenya iyo Puntland,Ganacsiga,ammanka,mamul gobaleedyadda iyo furashada xafiis siyaasadeed oo labada dhinac ay is-waydaarsadaan. unnamedDR.Gaas kulankaasi waxaa ku weheliya wasiirka Ganacsiga iyo wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah waxayna kulankood oo qaatay wax ka yar hal saac la is waydaarsaday arrimo faro badan maadama Kenya ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya Puntland ay qayb ka tahay Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxtooyada ayaa lagu sheegay labada dhinac inay isla soo qaadeen Xoojinta Xirriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya Dowladaha Puntland iyo Kenya,Amniga,Siyaasada iyo sii wadida Ganacsiga labada dal, Arrimaha Federalka iyo Dismaha Maamul Goboleedyada Dalka Soomaliya. Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta.ayaa mudadii uu kullanku socday Madaxwayne Gaas ugu hambalyeeyay Guushi uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Gudaha Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 29, 2014 The article says "political office" whatever that means. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Clevah Posted June 30, 2014 Haye soo'wad sheekada.. and how would that help bubuland again.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 30, 2014 "Bubuland"...Ha ha ha... I laughed so hard a bit of wee came out. You must be so very clevah Quote Share this post Link to post Share on other sites