Dalmar1 Posted June 22, 2014 Muqdisho – Mareeg.com: Shirkad diyaaradeed oo laga leeyahay dalka Gariiga oo ka tirsan qaaradda Yurub oo iskaashi kala dhaxeeyo ganacsato Soomaali ah ayaa manta markii ugu horreysay Muqdisho ku timid duulmaad kazoo kicitimay dalka Sweden. Diyaaradan laga leeyahay dalka Gariiga oo lagu magacaabo SKYGREECE oo si toos ah uga soo kicitintay magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Duulimaadyada ay sameyneyso diyaaradan ayaa la sheegay iney noqonayaan kuwa isku xiri doono Soomaaliya iyo Yurub, iyadoo si gaar ah ay socdaal ku tegi doonto wadamada Greece, Britain, Sweden iyo Soomaaliya. Munaasabad xarigga looga Jarayay duulimaadyadkan cusub ee SKYGREECE ayaa manta lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaana ka qeb galay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka, saraakiisha hay’adaha amniga iyo madaxda diyaaraddan cusub. Mid ka mid ah mas’uuliyiinta diyaaraddan SKYGREECE oo saxaafadda kula hadlay gudaha garoonka ayaa sheegay in diyaaraddan ay isaga kala gooshi doonto caasimadaha London oo ah caasimadda Ingiriiska, Athens oo ah caasimadda Gariiga, Stockholm oo ah caasimadda Sweden iyo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya Jeneraal Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in tani ay tusaale u tahay horumarka dalku uu ku talaabsanayo. “Waxaan garoonkan ka soo bilownay, iyadoo hal diyaarad saf loogu jiro, dadaal badan ayaan sameynay, waxaana joognaa in diyaarado caalami ah ay iminka garoonka ka soo degaan” ayuu yiri Jeneraal Gaafoow. Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan ayaa sheegay in Wasaaradda Ganacsiga ay dhiiri gelineyso ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horumarka dalka ka socda. Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Gaadidka iyo Duulista Hawada, Xirsi Aadan Rooble ayaa tilmaamay in is bedel weyn uu ka muuqdo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, isagoo xusay inay soo kordhayaan duulimaadyada caalamiga ah ee ka bilaabanaya gudaha dalka. Horay waxaa daka Soomaaliya duulimaadyo ku imaanayey marka laga soo tago shirkadaha Soomaalidu leedahay labo shirkadood oo ajnabi ah, kuwaasoo kala ah: Turkish Arirways iyo Ugand Air. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 22, 2014 Turkish airlines all the way. The deserve our money. Pls, go with Turkish airlines. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted June 22, 2014 Diyaarad ka timid YURUB oo soo caga-dhigatay XAMAR+SAWIRO Jun 22, 2014 - Ka Dhiibo Fikirkaaga Diyaarad laga leeyahay Wadanka Gariiga oo si toos ah uga soo kicitintay magaalada Stockholm Wadanka Sweden ayaa maanta markii ugu horeysay waxa ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Mqudisho. Diyaaradan oo magaceeda uu yahay SKYGREECE ayaa waxa ay bilaabeysaa duulimaadyo toos oo isku xiri doono Soomaaliya iyo Yurub, iyadoo si gaar ah ay socdaal ku tegi doonto wadamada Greece,Britain, Sweden iyo Soomaaliya, waxaana iska kaashaday ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa ka soo jeeda dalka Greece, taasi oo u jeedkuyahay in Jaaliyadaha Soomaaliyeed laga haqab tiro duulimaadyada ay ku doonayaan inay ku socdaalaan Soomaaliya iyo dunida inteeda kale. Munaasabad xarigga looga Jarayay duulimaadyadan cusub ayaa waxaa ka qeb galay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka, saraakiisha hay’adaha amniga iyo Madaxda diyaaradda cusub. mid ka mid ah Saraakiisha Diyaaraddan SKYGREECE oo saxaafadda kula hadlay gudaha garoonka ayaa sheegay in diyaaraddan ay isaga kala gooshi doonto Caasimadaha London oo Ingiriiska ah, Athens oo Gariiga ah, Stockholm oo ah Caasimadda Sweden iyo Caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya. Waa horumar la taaban karo oo dalkeena kusoo kordhay in la helo duulimaadyo caalami ah oo ka howl bilaaba dalka waxaana diyaaradda SKYGREECE ee dalka maanta ka howl bilowday ka horeeyay diyaaradda Turkish Airline oo isku xirta magaalada Muqdisho iyo qaar ka tirsan Wadamada Yurub. Straight flight to Europe Great achievement Mogadishu once again back to claim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 22, 2014 Soomaalida Reer Iskaandineefiya ayee rabaan inay suuq ka sameystaan, oo aynan Istanbuul sii marin. Turkiga diyaaradooda in la raaco ila haboon aniga, xataa haddee qaalisantahay. Markee Soomaali been been iyo kuwa Yurub iska isdhiibaayo oo badan raacaan diyaaradaan ayee dhib ku noqon doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 22, 2014 Whose idea is this. We have nothing to do with the dirty Greeks. Their country is in a mess, they are becoming the breading ground of neonazis and anti immigrant punch. Add that, they are the arch enemies of the Turkish in Cypress and mainland Turkey. This is like sticking to the Turks who have done a lot for Somalis. Trades are like diplomacy and relationship. you must earn the trust and build relationship with the people. I bet this Greeks do not even have an ambassador in Somalia. you can't open your air industries to every scavenger who want to make a buck,. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted June 23, 2014 <cite> @galbeedi said:</cite> Whose idea is this. We have nothing to do with the dirty Greeks. Their country is in a mess, they are becoming the breading ground of neonazis and anti immigrant punch. Add that, they are the arch enemies of the Turkish in Cypress and mainland Turkey. This is like sticking to the Turks who have done a lot for Somalis. Trades are like diplomacy and relationship. you must earn the trust and build relationship with the people. I bet this Greeks do not even have an ambassador in Somalia. you can't open your air industries to every scavenger who want to make a buck,. Sxb in the world of politics there are no friends or enemies just interests, its Mogadishu's interest to reconnect with the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted June 23, 2014 Galbeedi, this is a private airline owned by Creek-Canadian businessmen. Maxaase Somalida ku xiray in Turkish kaliya meel ugu xirnaadaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 23, 2014 ^Ma habar umushey baa, ilowsho dhowaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted June 23, 2014 The more international airlines the better, hopefully soon there will be more direct flight from countries where there is a big Somali diaspora. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 23, 2014 Guys, I believe in a free market economy, but, in any jurisdiction, Trades are privilege. Nations do not open their markets without conditions. in addition there has to be mutual interest and exchange of trade on both sides. Open skies trade agreements are tough to negotiate. If you are opening your airspace for an airline, it must represent a nation that have both Somali diaspora trade connections. I hope the era of " garab rarato" is finished. Dalmar, of course there are interests but , as a nation you must have enduring allies and loyal friends who will be in your side on your hour of need, just like Turks. Quote Share this post Link to post Share on other sites