Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dhaqan ka carar

Recommended Posts

Qof gabar curad ah u dhalatay ayaa i weydiiye magacuu u bixin lahaa inaa kala taliyo. Maadaama magacyada Soomaaliyeed kaliya aan dooq u haayo, inta kale aanan xataa fursad siinin ayaa waxaa damcay inaa guugal kasii baaro magacyada gabdhaha Soomaaliyeed oo intaa ka xasuusan ka fiiriyo. Ayaandarro intaa guugal ku qor isdhahaaye oo ahayd markaa maraaye 'magacyada gabdhaha...' ayuuba wuxuu ila taliye ereyadaan hoos ku xusan:

 

ayaandaro

 

Magacyada gabdhaha Soomaaliyeed inaa guugal ku qoro rabay. Laakiin waxee u egtahay dad badan oo Soomaaliyeed inay xishmad u heynin magacyada dhaqankeena soo jiritaanka lahaa maadaama ay baaroyaan magacyada 'Carabta,' waliba kuwooda cusub oo lagu jahwareersanyahay. Magacyadaan qaarkood carabka Soomaaliyeed xataa ma qabto, diinta Islaamkana shaqo kuma laha.

 

Waxaas dhaqan ka carar u aqaanaa ama maan madoownimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this