Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17, 2014 Qof gabar curad ah u dhalatay ayaa i weydiiye magacuu u bixin lahaa inaa kala taliyo. Maadaama magacyada Soomaaliyeed kaliya aan dooq u haayo, inta kale aanan xataa fursad siinin ayaa waxaa damcay inaa guugal kasii baaro magacyada gabdhaha Soomaaliyeed oo intaa ka xasuusan ka fiiriyo. Ayaandarro intaa guugal ku qor isdhahaaye oo ahayd markaa maraaye 'magacyada gabdhaha...' ayuuba wuxuu ila taliye ereyadaan hoos ku xusan: Magacyada gabdhaha Soomaaliyeed inaa guugal ku qoro rabay. Laakiin waxee u egtahay dad badan oo Soomaaliyeed inay xishmad u heynin magacyada dhaqankeena soo jiritaanka lahaa maadaama ay baaroyaan magacyada 'Carabta,' waliba kuwooda cusub oo lagu jahwareersanyahay. Magacyadaan qaarkood carabka Soomaaliyeed xataa ma qabto, diinta Islaamkana shaqo kuma laha. Waxaas dhaqan ka carar u aqaanaa ama maan madoownimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted June 19, 2014 ^ i bet you too have an Arabic sounding name. Quote Share this post Link to post Share on other sites