Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 26, 2003 Salaan... Waxaa cajiib eh shactirooyinkii af Soomaaliga waxa ku dhacay meeshaan. Ani miyaa mise waa ila yaabteen. Wah, waa tanaa hee hada kahor midaa meel kala ka aqriye. ________________ Xariif Aaxoow la dhaho iyo xariiftoo Maariineey aa jiray; Mariineey aa xisaab ineey barato u imaatay oo Aaxoow aa taf eh maqashay, saan ay u dhex martay: Mariineey: Aboow Aaxoow, xisaabta aa foorto ku tahay ee maa ibartidna? Aaxoow: Hokey, ee gadaaal daluugta lee na geey nooh. Mariineey: Aacuudu aa lagu dhahay! Aaxoow: Hokey ee imtixaankana waa soo dhaw yahay ee day. Mariineey: Haye imtixankaaba iiga daran ee na geey hee. Aaxoow: Fiiri, Mariineey iyi Aaxoow hadii la isku daro meeqa waaye? Mariineey: Aroos aa?? Ka kac waraa. Aaxoow: Maya, maya, xisaab waaye oo iskudar waaye nooh. Mid kale oo su'aal ah: Mariineey hadii laga gooyo dharkeeda maxaa soo haraayo? Mariineey: Ka kac nuuda waayee. Aaxoow: Kalagooy aa la dhahaa xisaabtas. Haddana qeybis waaye: Mariineey, lamadaada lug hadii laba loo qeybiyo maxaa soo baxaayo? Mariineey: Ceeb waaye naga aamus adina Aaxoow. Aaxoow: Haddiin isku dhufano maxaa soo baxaaya hee? Mariineey: Hee xididka lama jibaaran ii nuunoow ma imaahaayoo? Aaxoow: Caawa xisaabta meesha aay noogu egtahay. ________________ Macsalaama!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xafsa Posted June 26, 2003 I never thought I would understand a written somali joke ...nice one! peace and luv Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 26, 2003 that is nice joke widaaw,nuunoow aa buqtuq soo dhahaayo lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Amiira Posted June 26, 2003 HAHAHAHA that was funny, keep it coming bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Changed Posted June 26, 2003 maskiin macruuf aqiyaar..........lol..walaahi it was funny.....hadi la isku dufto kuyiri loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
QUANTUM LEAP Posted June 26, 2003 Oh that was hilarious.. MORE BALIISS Quote Share this post Link to post Share on other sites
PlayMaker Posted June 29, 2003 lololol@mma,(About time hommie). That was really funny..I don't want know the next day's lesson lol..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
kiLLaflows Posted July 6, 2003 hhhHhhahaahaha MMA :wadaayo waa kaa cabsasday xariifkaas Nuune amuu ahaa asa hunguriga markaa aragto wax kudhag kuhaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2003 lol@Master Mafia,waraa see camalkaa,hadaaba iga nixinoosaabee,hunguriga kulahaa,iga tag afuufoow haku galee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 4, 2007 Oh, Lord. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 8, 2007 ^^^^ MMA, sxb waanba kuu jeednaa saad aheedee barigaas, ee anaga ayaadba na sii ceebeenaysaa, maxaa waaye afuufoowga aan ka hadlaayo bal, cajjab Quote Share this post Link to post Share on other sites