malistar2012 Posted June 15, 2014 Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Canada “Sawirro” Muqdisho-15-Juun-2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadahii aqoonsiga ee safiirnimo ka gudoomay Safiir Cusuboo ay Dowladda Canada u soo magacaawday Dalkeenna Soomaaliya. Mr. David Angel oo ah Safiirka cusub ee Dowladda Canadda u soo magcaawday Soomaaliya ayaa Madaxweynaha u gudbiyey fariiin uu uga waday Madaxweynaha Dowladda Canada. Sidoo kale Safiirka ayaa Madaxweynaha uga mahad-celiyey sida looga aqabalay warqadahiisa safiirnimo, wuxuuna ballan-qaaday xoojinta xiriirka labadda Dowladood. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyey safiirka cusub. ” Waxaan ka fileeynaa Mr David inuu ka shaqeeyo xoojinta xiriirka labada Dowladood, Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay u fududeyso howlahiisa” ayuu yiri Madaxweynaha. Ugu dambeyn, Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey Dowladda Canada sid ay u soo dhaweysay Soomaalida faraha badan ee ku nool dalkaasi kuwaasi oo kaalin muhiim ah ka qaata dib-u dhiska Dalkood Soomaaliya. DHAMMAAD Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted June 15, 2014 Canadian ambassador arrives in Somalia 0 0 Google +0 0 Hiiraan Online Sunday, June 15, 2014 Mogadishu (HOL) -- Somali president Hassan Sheik Mahmoud has received credential letters from Canada’s new ambassador to the country Mr David Angel during a meeting at the presidential palace on Sunday. “Mr President, I am very grateful to you for accepting my credential letters today” said Ambassador David who also delivered to the president a letter of greetings and goodwill from the prime minister of Canada. He promised to work hard towards strengthening the diplomatic relations between Canada and Somalia. Somalia’s foreign minister Abdirahman Duale said that the arrival of Canada’s ambassador in Somalia was a clear indication that the country was emerging from decades of conflicts and hardships. For his part, the Somali president praised Canadian government and its people for welcoming Somali refugees adding that some of them who recently returned home and are currently playing a key role in the reconstruction of Somalia. “The federal government of Somalia is ready to help the Canadian ambassador accomplish his diplomatic role in the country and we will facilitate everything for him” said president Mahmoud who wished the newly appointed ambassador to develop bilateral ties between the two nations. More than 50 governments sent their ambassadors to Somalia for the past two years. HOL English News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites