Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 12, 2014 Sawirkaan maxaa kaaga muuqdo, maxaa kaaga soo baxaayo oo aragti ah markaa aragtid sawirka. Sawirka waxaa laga qaaday ardey dhigan jiray iskool ku yaalo degmada Xamarweyne horaantii lixdameyadii (early '60s). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 12, 2014 Dad aan xishooneynina maanta waxee ku leeyihiin Xamar anagaa leh. Xamar dadkii dhisay, hormariye, ilbaxnimada laga dhaxlayna waala bursaday, la ceyriye. Waana kuwaan jiilkooda dadkii Xamar ka dhigay meel jano lagu noolaado ahaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted June 13, 2014 miskiin sxb lama goodlayaalkan naga dhaaf ee adiga 6da maa tahay mise 3da yaad taageersantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 13, 2014 Ah, the age of innocence. even as early as 1981, you couldn't tell that the city belonged to one group or another. It was a great mix of Somalis. a Metropolis. The guy from Cadale and Dhuusamareeb igama xigo Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted June 13, 2014 <cite> @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:</cite> Dad aan xishooneynina maanta waxee ku leeyihiin Xamar anagaa leh. Xamar dadkii dhisay, hormariye, ilbaxnimada laga dhaxlayna waala bursaday, la ceyriye. Waana kuwaan jiilkooda dadkii Xamar ka dhigay meel jano lagu noolaado ahaato. lol Howlwadag,yaaqshiid,huriwaa,waaberi,hodan,wadajir,dharkeynley,dayniile,wardhiigley,shibis iyo degmooyinka aan kuso taxay miyaanay ahayn dhulkii abkoowyashey goofafka ku lahaayeen? some of my great great abkoowyaal when i do my abtiris 10 times waxeey ku duugan yihiin near the old parliament and here you are denying my rights to claim xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 14, 2014 lool@cadale. niyoow, how large is your Awoowe? Is he burried underneath all of mogadishu? hehe. I had to ask that silly question niyoow because as you sounded silly there. You and I know that if a Somali bought a piece of land and built a house there to feed a family, regardless of whether his clan is the majority in hargeisa or not, he still owns that house. miyaanad qof muslim ah ahayn niyoow. ma waxa tagersantahay in qof muslim ah gurigiisa HAG from galgaduud bililqaysato? niyoow isku xishood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted June 14, 2014 Mooge mirqaan miyaa tahay neh? All those districts where My ancestors land originally for example howl wadaag was once called buulo mataan(My sub sub sub clans name). You clearly didn't understood me dib ugu noqo im not talking about occupied properties but historically who owned what since mma doesn't acknowledge my clans claims. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted June 15, 2014 The world's most dangerous city belongs to those who build it. claims don't really work. Its 2014. If Galbeedi could literally move Adwal region to Xamar Cadeey, he probably would. Lakinse ma oogsoontahiin, daadka Somaaliyeed live in abject poverty and squalor because of reer hebel and reer hebel. The chinese are building skyscapers in weeks, the arabs are building cities in the desert, the cadaans are regrouping, where are the Somalis? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 16, 2014 melting pot for multiculturalism turned to Tribal cesspool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted June 17, 2014 <cite> @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:</cite> Sawirkaan maxaa kaaga muuqdo, maxaa kaaga soo baxaayo oo aragti ah markaa aragtid sawirka. Sawirka waxaa laga qaaday ardey dhigan jiray iskool ku yaalo degmada Xamarweyne horaantii lixdameyadii (early '60s). Sawirkaan maxaa iiga muuqda? Waxaan arkaa, ilmo yar yar, oo innocent iska ah. Ilmo aanan garaneen, ama ogeen, waxa dhici doona, ama soo socda. Ilmo yar yar oo iska masaakiin ah, aan fahmeen waxa dhici doono 2yrs or 3yrs when this picture was taken. Waxaas ayaan arkaa MMA. Adiga meel kale ayaa wax ka aragtaa kolba (oo siyaasad ku dheehan), but aniga waxaan arkaa lil ilmo oo sawir laga laga qaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17, 2014 Yaabane, sawirka marka koowaad aan arkay oo ahayd waa hore waxaa iiga muuqday 'diversity' Soomaalidii hore ahayd iyo sidee iskugu dulqaadan jirtay. Isla waagaas waxaa baarlamaankeena ku jiri jiray xildhibaano dhalasho Soomaali heysto oo kasoo jeeday Reer Bakistaan, Hindiya, Carabta iyo Talyaaniga, oo kuligooda Xamar laga soo dooran jiray. Liiska magacyadii xildhibibaanadii lixdamaadkii ku qorantahay ayaa haayaa. Saa kor ku iri sawirkaan waa hore arkay, laakiin toddobaadyo kahor ayaana si kadis ah haddana ku arkay. Markaa dib u fiiriye waxa kale haddana iiga muuqday kuwa maanga gaaban meel magaalo madax ah tol ku sheegaayo. Magaalo madax kale adduunka saas kama dhicin, ugu soo sakoow Nayroobi iyo Adisababa oo lagu sheego Masaayda iyo Oromada dhulkooda ahaan jirtay. Laakiin dadkaas badankooda ma sheegtaan magaalooyin madaxdaas maanta, ceeb ayeena u arkaan inay sheegtaan. Xamar waxaa ka jeclahay ma jirto, magaalo aan ka dooran lahaana ma jirto maadaama xudunteeda ku duugantahay, oona kusoo barbaaray, fursad walba aan u helana waa tagaa, walaa qabqable ka taliyo iyo walaa Barbaarta joogto. Mustaqbalkeyga dhowna inaa ku noolaado jeclahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites