Dalmar1 Posted June 1, 2014 DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Hargeysa, dadka oo kala carar ku dhacay iyo ciidamo badan oo Wararka ka imaanaaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Qaraxyo aad u xoogan ay caawa ruxeen meelo badan oo magaaladaasi ah. Qaraxii saddexaad oo loo adeegsaday caagadaha sharaabka ayaa hada Ka Dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Somaliland . Wax khasaare ah oo ka dhashay ma jiraan, laakin lama oga ilaa hada cida dhabta ah ka dambaysay falaka noocan ah ee amniga wax lagu yeelaayo . Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa heegaan buuxa la galiyey dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay. Falkan ayaa ku soo beegmaya xili uu madaxweyne Siilaanyo ka hadlay qaraxyada lagu fulinaayo waxa loogu yeedhay Shaanida, waxaanu madaxweynuhu ku sheegay kuwa falkan ka dambeeya inay yihiin kuwii qaranka lagu aaminay, balse muu cadayn kuwaasi cida rasmiga ah ee ay yihiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 2, 2014 And what is the death toll? :-D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 2, 2014 OMG there are bombs going off in every corner of London!! It must be fireworks, it must be new year :-D Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted June 2, 2014 Notice there is no date on the so called news headline this is old news. Unlike these chaos loving hag our elders are getting involved and there have been no issues since. The Pepsi bombs they called it nothing major. Alshabab own the entire south and hag live under African Union authority but they focus on a Pepsi can bomb in hargaisa hahaha.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted June 3, 2014 <cite> @CidanSultan said:</cite> Notice there is no date on the so called news headline this is old news. Unlike these chaos loving hag our elders are getting involved and there have been no issues since. The Pepsi bombs they called it nothing major. Alshabab own the entire south and hag live under African Union authority but they focus on a Pepsi can bomb in hargaisa hahaha.... Sxb, I don't know where you get your brain cells from, but there is greatness in accepting lapses in leadership. It happens to everyone and anyone. Coming here pretending you are the greatest thing since sliced bread only makes you look desperate and makes one ask what you are really masking with this outward greatness you are trying to portray. Something stinks ninyahow and I have to wonder whom you are trying to convince?......must be yourself! Quote Share this post Link to post Share on other sites