Dr_Osman Posted May 24, 2014 Talaabo I would be devastaed by that scholarly census and the data and evidence provided ranging from satellite imagery, density maps, land software, international agencies estimates all accounted and modern recognized formulas applyed, settlement comparisons of known censused towns in kenya. Ouch Ouch Ouch. On top of that peer reviewed and scholary research, only thing that debunk is it if a better research with more evidences to refute it is provided. Infact I provided more evidence to suggest that scholary research is true because 80% of somalis are located in the country side(so your land size and watering holes) is crucial to estimate the population of the rural areas. Rural areas are crucial as proven in 1991 and the demographic change that occured in mogadishu, which proves rurar outnumber and outman urbanites in 1 day they changed it. Based on Puntland grazing grounds, it is unimaginable a small clan can control such a vast land unless their is numerical power, where-as the 4 x 4 of the SNM is so small which can only mean their isnt any numerical power to push further for grazing grounds or their nomads are non existant today and have settled hargeisa altogether which can explain the lack of nomads seen in your part of the world. I am furious debater and am Pro Majertenia and crush my enemies using facts, data and logic. It is without doubt in my mind that the macavity majertens are the single largest clan in somalia Anyways mar kale ha inoo ahaado doodas, lakin I will not let you spoil this moment of the crowning of the king of east africa and the middle east. I just wont allow it and will not respond to any comment that isnt referring to this historic event Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 24, 2014 Garaadka Beesha Tanade Daarood Leelkase Garaad Cali Aadan Diini oo soo gaaray magaaladda Qardho (Sawirro + Dhageyso) Qardho(RBC Radio) Garaadka guud ee beesha Tanade Daarood ee beesha Leelkase Garaad Cali Aadan Diini ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Qardho. Garaad Cali Aadan Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo kicitimay magaaladda Boosaaso ayaa soo gaaray magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar si uu uga qeybgalo Caleema-saarka Boqorka oo lagu casumay. Waxaana ku weheliya Safarkiisa Xubnaha kala ah: 01. Caaqil Bulxan Maxamuud Diini. 02. Nabadoon Cabdirashiid Axmed Ismaaciil Fanow. 03. Nabadoon Maxamuud Axmed Aadan. 04. Caaqil Maxamed Muuse Jaamac. Garaad Cali Aadan Diini Garaad Cali Aadan Diini 00:0000:00 Garaadka oo la hadlay Raxanreeb Online ayaa uga warbixiyey Ujeedada safarkiisa ee magaaladda Qardho xili maalinta berito ah lagu wado in la Caleema-saaro Boqor Burhaan Boqor Muuse. …..”’Waxaan maanta safar kaga soo baxnay magaaladda Boosaaso anagoo u soconay Casumaad aan ka helnay Caleema-saarka si aan uga qeybgalno Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,…..”’ayuu yiri. Guddiga qabanqaabada Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa si weyn uga qeybqaatay soo dhaweynta Garaadka,waxaana laga dareemay imaatinkiisa magaaladda Qardho. Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo caleema-saaro Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,waxaana Caleema-saarkiisa ka qeybgalaya Wufuud tira badan. _____________ RBC Radio/Qardho Audio is available here to listen. Tanade is in the house http://www.raxanreeb.com/2014/05/garaadka-guud-ee-beesha-tanade-daarood-leelkase-garaad-cali-aadan-diini-oo-gaaray-magaaladda-qardhosawirro/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 24, 2014 DEG DEG: Siyaasi Cali Khaliif Galayr oo soo gaaray Magaaladda Qardho Posted on May 24, 2014RBC, WararkaSiyaasi Cali Khaliif Galayr Qardho(RBC Radio) Waxaa caawa soo gaaray magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Siyaasi/Xildhibaan Cali Khaliif Galay iyo xubno uu hoggaaminayo. Siyaasi Cali Khaliif Galayr iyo xubnaha la socda ayaa ka yimid deegaanka Taleex,waxaana ay ka qeybgeli doonaan Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse. Mid kamid ah Guddiga qabanqaabada ayaa Raxanreeb u sheegay in magaaladda Qardho soo gaareen Siyaasi Cali Khaliif Galayr,Siyaasiyiin khaatumo ka tirsan oo ka qeybgalaya Caleema-saarka. Dhanka kale,waxaa iyana ku sugan magaaladda Qardho Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Issimida ugu waaweyn maamulka Khaatumo. Magaaladda Qardho ayaa caawa la ciir-ciireysa dad tira badan oo isugu jira Madax,Issimo,waxgarad,haween,siyaasiyiin iyo marti sharaf kale. Dhammaanba waxaa buuxa caawa hoteelada,guryaha iyo goob kasta oo jiif lagu tuhmayo taasoo loo aaneynayo dadka soo buux dhaafiyey magaaladda ee ka qeybgalaya Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse. Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo Caleema-saaro Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo noqonaya boqorka 34aad ee Beelaha Daarood. _____________ RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 24, 2014 I am not sure what Ali Khalif is doing here, This is the first time he has ever set foot on Puntland. His ruining the event, I don't know why any allowed him in, this guy is a well known con artist through out somalia. He was the one drinking tea in mogadishu while kalshaale was happening, it was puntland that helped. He only comes when he wants something, other times he is nowhere to be seen. He was even told to get lost by hargeisa, I urge Puntland becareful with this character, all doors have been shut on him, dont open any doors 4 him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 24, 2014 ^ Waryaa don't be silly. Cali has to come pay his respects like everyone else out there. I said earlier put aside your petty politics and see this historic event for what it simply is... A customary coronation of the King of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 24, 2014 Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo ka qeyb galaya Caleema saarka Boqorka Daarood (Sawiro) May 24, 2014 8:18 pm GMT - Written by pp - Edited by pp Waxaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Wafdi uu hoggaaminayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle kuwaas oo ka qeyb galaya caleema saarka Boqorka beelaha Daarood oo maalinta bari ah ka dhici doona magaalada Qardho ee gobolka Bari. image (1)Wafdiga uu Hoggaaminayo Ugaaska ayaa waxaa kusii sagootiyay garoonka ee magaalada Muqdisho, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo waxgarad Soomaliyeed oo kamid ahaa C/rixmaan Baadiyoow oo kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale wafdigaan Qardho kusoo dhaweeyeen la caleemo saarayo Burhaan Boqor Muuse iyo Isimo aad u faro badan. image (2)Gaadiid iyo farto ayaa wafdigaan lagu soo dhaweeyay,Ugaaska Beesha Sade ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay ka qayb galka calemo saarka Boqorka Daarood. Boqor Burhaan Boqor Muuse oo dhankiisa hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida wanagsan ee Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle loogu soo dhaweeyay magalada Qardho. image (3)Ugaaska Beesha Sade Ugaas Ciise ayaa horay ugu caana shubay boqorkii hore ee geeriyooday iyadoo lagu wado caana shubka boqorka cusubna uu sameeyo Ugaasku. imageMaalinta berito ah ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo Caleema-saaro Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo noqonaya boqorka 34aad ee Beelaha Daarood. Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 25, 2014 PHOTO NESW: Hoolka Xafladda Caleema-saarka oo ay kusoo qulqulayaan Marti sharaf badan Posted on May 25, 2014RBC, Sawiro, Wararka Qardho(RBC Radio) Waxaa daqiiqado yar ka dib laguda geli doonaa Xafladda Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse taasoo ka dhacay magaaladda Qardho. Hoolka ay ka dhacayso Xafladda Caleema-saarka ayaa,waxaa kusoo qulqulaya Wufuud tiro badan oo isaga kala yimid dal iyo dibadba,waxaana laga dareemayaa dhaqdhaqaad xoogan gudaha xarunta.Madaxda ilaa hadda soo gaartay hoolka Xafladu ka dhacayso Issimo,waxgarad,aqoonyahan,Wasiiradii hore ee Xukuumadii Faroole xubno ka socda,haween iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Wafdigiisa ayaan weli soo gaaray hoolka loo diyaariyey iney ka dhacdo qabsoomida Xafladda,waxaana socota qabanqaabo xoogan oo ay wadaan Guddiga,Saxaafadda iyo Shirkadda Golis oo fududeyneysa adeega Internetka. Sidoo kale ammaanka guud ee goobta Xafladu ka dhacayso ayaa si weyn loo adkeeyey,waxaana adag in si fudud aad kusoo gasho gudaha xarunta iyadoona aad mareyso baaritaano dhowr ah. Waxaa lagu wadaa iney soo dhameystirmaan Wufuuda ka qeybgaleysa Xafladda Caleema-saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor oo qudhiisu aan weli soo gaarin goobta Caleema-saarka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 25, 2014 WATCH THE CROWNING OF THE 34TH KING OF EAST AFRICA AND THE MIDDLE EAST HERE http://new.livestream.com/accounts/2058831/universalsomalitv Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 25, 2014 Photo News:Daawo Sawiro Cali Khaliif,Indhasheel,Isimada Dhulbahante iyo Wufuud kale oo ku qulqulaya Goobta Caleemo saarka Xildhibaan Cali Khaliif Galayr,Siyaasi Indhasheel,Garaad Jaamac Garaad Cali,Garaad Saleebaan,Isimo,Mas’uuliyiin heer Caalami ah,Haween iyo qaybaha Bulshada ee lagu Caasumay Munaasabada Caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood ayaa si isdaba joog ah uso gaaraya goobta. Madaxweynaha Dowlada Puntland,Boqorka Beelaha Daarood iyo marati shafar kale oo nlagu Caasumay Munaasabada ayaa iyana la filayaa in saacadaha soo socda ay soo gaaran goobta,si Munaasabadu ay si toosa ugu bilaabato. Goobta ayaa waxaa sido kale ku sugan Mas’uuliuyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Siyaasiyiin. Goor dhow ayaa la filayaa in Munaasabadu ay bilaabato. Hoos Ka Daawo Sawiro kale,isha ku hay Puntlandi,si aad u hasho hadba waxa soo kordha;- Puntlandi,Qadho. Here he is God U can just tell by his facial expression how uncomfortable he is and the shocking hatred Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 25, 2014 Warning: Please respect the rules of the website and stop the clan insults. We will not tolerate vulgar and childish name-calling on this website. Admin Somalia Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 25, 2014 ^^^ even his name says it: break it down: he who assembles the (Daar) or (Buul). They weren't takin about cement building no they were talking about assembling huts, buuls etc. Men of those days didn't do that it was a job for women or owned people think about it... Use logic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq A. Posted May 25, 2014 CidanSudan, Please respect the rules of the website and stop the clan insults. We will not tolerate vulgar and childish name-calling on this website. Admin Somalia Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 25, 2014 Ciidan is looking to spoil and I WONT TOLERATE IT ON THIS DAY...CIIDAN TRY AGAIN..IT JUST WONT HAPPEN TODAY. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 25, 2014 Ditoore Osman, let me ask you three question. Is Puntland a federal state or a pirate principality or a feudal clan fiefdom? Why are you guys using the Egyptian and Yemeni flags on the seats of those Arab fishermen hijacked from the ocean? Which unsuspecting Asian nation is this fruad going to be send to for a major scam? Quote Share this post Link to post Share on other sites