Che -Guevara Posted May 20, 2014 http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=8356&catid=34&Itemid=53 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted May 20, 2014 Caku Che iyo argagaxiso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 20, 2014 Odeyga macangagnimo iyo tanaasul la'aan ayuu uga haray arrimaha Soomaaliya. Waxaa u roon inuu iskaga haro arrimaha qalafsan ee Soomaaliya aan xaal laga gaarin. Intuu kusoo jiri jiray wuu kusoo jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 20, 2014 Aweys gave up on his islamic state for somalia the moment he left shababab he could have created another islamic movement but he is broken and gave into amisom demand. Aweys refused to be a shaheed. It was all for nothing courts itaxaad eventully he gave up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 21, 2014 Sheekh Xasan Daahir Aweys, Hogaamiyihii hore ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam, ayaa Dowladda Itoobiya wuxuu ku eedeeyay inay kala qaybineyso dalka iyo dadka Somaliyeed. Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa sheegay Itoobiya in ay tahay cadowga ugu weyn ee Soomaaliya, isla-markaana uu Caalamka u adeegsanaayo, sidii loo kala dhantaali lahaa Soomaaliya, sida uu yiri. Maamulada ka jira dhammaan Gobolada Wadanka Soomaaliya, ayuu xusay in looga arrimiyo Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya, halkaana ay iska xaadariyaan, sida uu sheegay. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu baqdin ka qabo in la kala qaybsado dadka Somaliyeed, maadaama uu Caalamka aqbali kari la’dahay sida uu sheegay in dad 10 milyan ah, ay heystaan Xeebta ugu dheer ee Qaarada Afrika. Dalka Itoobiya oo dadkiisu ay ka badan yihiin 80 milyan oo bad la’aan ah, ayuu sidoo kale sheegay in uu u cuntami la’yahay Caalamka, ayna taasi sababi karto sida uu sheegay in dalka, loo kala qaybiyo wadamada deriska. Sheekh Aweys wuxuu dhalinta uu ugu yeeray in ay kacaan, isla-markaana ay badbaadiyaan dalka iyo shacabka Somaliyeed, kana suuliyaan waxa uu ugu yeeray qabyaalada qurunka ah. Ina Macalin Daahir Aweys wuxuu hadalkaan ku sheegay khudbad dheer oo uu kaga hadlaayay xuska maalinta 15-ka May, inkastoo khudbadiisa galabta uun loo qaybiyay Warbaahinta gudaha Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted May 21, 2014 Shiikh is telling the truth. I hope he makes new group called Ahraaru Soomaal The Free men of Soomaal, free from Terrorists and free from invaders. Wadanka waa la heystaaaaa. Maamulka soomaalidiidka ayaaba ugu daran. The mission of Harakada Islaamiga Ahraar Soomaal is to unify the Somali and to declare the Islamic Republic of Soomaaliya. The difference with terrorists, is that ahraar shaam mujahideen will never commit suicideattacks, never kill workers journalists or xildhibaano. Their target is the terrorists, the invaders and the tfg soldiers. Captured tfg soldiers are giving dhaqan celin, not slaughterd like terrorists do. Captured invaders will be executed or ransom. Major difference with terrorists is that ahraar soomaali will not invade Kenya, Ethiopia, Alaska or Moscow. The main objective of the group is somaliya, to cleanse dabadhilifs from Xamar, Garowe, Hargeisa, Beledweyne, Guriceel and Kismaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted May 21, 2014 Odaygan weli ma noolyahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 21, 2014 This is a bad mark against Hassan Sheikh for releasing one of the masterminds of Al-Shabaab solely for clan reasons. Why go after foot solders when this top commander is free to keep advocating the same mindless bloodshed against Somalis and their interests. What kind of house arrest allows this kind of propaganda against the very government that gave him sadly this platform. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2014 ^^ As NGONGE said clan is everything stronger than anything Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted May 22, 2014 In Somalia, the survival of the fittest is realized if you have a strong clan, if not, you will perish. Those who don't make it are called 'looma-ooyaan' in new Somali lingo. Those who are convicted in the kangaroo courts of Somalia are those 'looma-ooyaan', the rest are always innocent. Welcome to Boga Boga jungles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2014 Clan is a form of insurance and protection if everything goes wrong you can always fall back on Tolka , and the toll filll form a circle in protection of you. Its a messed up system , but thats how Somalis end up defending criminals warlords and terrorists. Somali nomadic warriors of the 19 century used to chant laan laan markay ku noqoto waxayn ka dhashay laamaha ta u sareysa . Aba ablayn markay noqoto waxan ahay nin adeereysan oo abtiyesan. Quote Share this post Link to post Share on other sites