malistar2012 Posted May 18, 2014 The Pirate are thirsty for bad news about The General Mungaab the man who just set up commitee for the first time in Mogadishu to solve property ownership . Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magacaabay Gudiga xalinta Khilaafaadka Dhulka, kaasoo ka shaqeyn doona sidii is qab qabsiga arrimaha dhulka iyo guryaha la xiriira uu u xalin lahaa. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in magacaabista Gudigan ay fursad qaali u noqoneyso shacabka Soomaaliyeed oo qabay mudooyinkii ugu dambeeyay cabashooyin ku aadan dhulka oo is qab qabsi ku aadanaa. Gudigan uu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu soo xulay si madax banaan, isla markaana loo xilsaaray in xal waara ka gaaraan wixii cabasho iyo dhib ay qabaan Bulshada Soomaaliyeed. “Cid Walba gurigeeda waa Dhisan kartaa waana iibsan kartaa mana jirto cid ku heysata laakiin wixii la isku qabsado waa in la kala saaro iyadoo ay ku salaeysan tahay Cadaalad iyo ka run sheegid taas waxaa Gundhig u ah maxkamada iyo Cida kale oo ay Quseeyso”, ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaan lagu xusin magacyada xubnaha Gudiga xalinta khilaafaadka dhulka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted May 19, 2014 bogus. It's only an attempt to smear the mayor's reputation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 19, 2014 I watched a speech he gave in which he promised to kick out all those living illegally in other people's properties. Why would he make such speeches if he himself lives in a looted property? It doesn't make sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 19, 2014 Tuugadii laga qaaday guddoomiyaasha degmooyinka Banaadir lasoo shirtagay dacaayadaan raqiiska ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites