Barwaaqo Posted May 18, 2014 isku duubni ayaa horumarka lagau gaadha. Ka shaqeeya midnimadda Somaliland dabadeed horumar 'waa ina daan weyne'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 18, 2014 Daadka deegaanka ayaa hormaariyay badanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 18, 2014 Dadka degaanku waa Somalilanders xalaal ah oo dalkooda jecel nabad iyo dawladnimana haysta. Maansha Allah Alow u siyaadi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 18, 2014 Tasi wa ruun. Amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 18, 2014 Well done lions. Barwaaqo, I hope you are not related to Siilaanyo. Look at the bird CiidanSuldan insulting everyone. He has gone mad completely. Everyone who is related to Siilaanyo is going berserk these days. I don't know why. loooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 18, 2014 I am not sure if Barwaaqo is related to Rogue Siilaanyo, we shall see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 18, 2014 Reer Somaliland from Low-yacado to ceelaayo are related. Saalax haka dhicin salaanadda qaar lagu siibtaa jira'e. Qaybsanaantu qiimi ma leh, wadajir bay laba gacmood wax ku qaban karaane inaga daa daan-daanta aad ka shaqayso waa hadaad Somalilandernimo ku abtirsato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 18, 2014 daan-daansiiga aad sheegaysiid gormaad igu aragtay? Qofku xaq bu uu leyahay inu cambareeyo siyaasaada dembile gacan ku dhiigle Siilaanyo. Inta kale wa ok waan kugu racay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 18, 2014 barwaaqo is a beautiful girl who loves her dear uncle Siilaanyo. lol. Barwaaqo, somalilandernimadu maha in dagaal meel walba laga rido, reerka la kala gaybiyo, lacagta wadanka la dhaco, dowladnimada lagu tunto, qabiilkagana meel walba madax looga dhigo. soomalilandernimada soo baro. anigoo Mooge ah aya kaa badiya. loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 18, 2014 Saalax, waxaan ku idhi daan-daan waxaan uga jedaa marka aad ku hal qabsato bariga fulaan magaalo iyo galbeedka fulaan magaalo hebla. Wax daaddaansi la yidhaah ma soo hadal qaadin. Moogoow adiga filimkaaga kaa geli maayo, hore ayaan u soo daawaday! Magaciisu waa qaybinta iyo dabinno u dhigista dad tashaday oo aanad gaadhayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 18, 2014 Barwaaqo bariga ama galbeedka wa wax jiira oo xaqiiqda ah, xaqiiqdu maha daan-daansii, daan-daansii waxa weeye markad reer aflagadaysiid ayago kuso doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites