Sign in to follow this  
malistar2012

PM u damaashaad tagey Xeebta Liido kana qeyb galay ciyaar ka socotay Garoonka Ba

Recommended Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido kana qeyb galay ciyaar ka socotay Garoonka Banaadir:-War-Saxaafadeed+Sawirro

 

rwasaare.jpg

 

Muqdisho, 16, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda kala duwan ee Soomaaliya, Masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir, ayaa galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido oo maalinta Jimcaha iskugu yimaadaan dadwayne aad u farabadan oo iskaga kala yimid degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir.

 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xeebta Liidon dhalinyaro aad u farabadan kuwaasoo markii uu gudaha u soo galay xeebta kor-uqaaday Ra’iisul Wasaaraha ayagoo ku dhawaaqayey erayo ay kusoo dhawaynayaan Ra’iisul Wasaaraha.

 

Damaashaadka kaddib Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula qaxweeyay dhalinyaradii ku dabaalanaysay Xeebta Maqaayadda Beach Veiw, “Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta la damaashaado dhalinyaro Soomaaliyeed, marka hore dhalinyaraan noqday oo maanta waxaan la damaashaadayaa dhalinyaro Soomaaliyeed, meeshaan aan maanta joogno ee Liido markii uu dhulku nabadda ahaa waxay kamid ahayd goobihii aan usoo nashasho tagi jiray, waxaa iskugu key darsamay, soo dhawayn aan kala kulmay dhalinyaradii ku dabaalanaysay Xeebta iyo anigoo la Qaxweeyay shacabkii fadhiyay Beach Veiw. Tani waa astaan rajo iyo xasilooni ka muuqata dalke” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galay tartanka cayaaraha koobka Jeneraal Daa’uud oo iskugu soo hareen labada kooxood ee kala ah Jeenyo iyo Heegan waxaana ciyaar xiiso badan oo dhexmartay kaddib koobka qaaday Kooxda Jeenyo, waxaana halkaas Ra’iisul Wasaaruhu ku guddoon siiyey koobkii kooxda Jeenyo.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dr. Khaalid Cumar ayaa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha. Waxaana dhinaca kale mahadcelin u jeediyay cid walba oo ka qayb qaadatay horumarinta Dhalinyarada iyo Cayaaraha.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo gabagabadii hadal jeediyay ayaa ku dheeraaday ahmiyada uu leeyahay Isboortigu, isagoo ku dhiirgeliyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha inay joogtayso kulamada noocaan oo kale ah, gobolada dalkana laga bilaabo tartan ciyaareed dhex mara kooxaha deegaanka.

“Cayaaraha oo soo noqda waxay ka dhigantahay noloshii Soomaaliya oo soo noqotay, cayaaruhu waxay astaan u yihiin nabada, waxaan aad ugu mahadcelinayaa Xiriirka kudbadda Cagta Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Cayaaraha iyo Dhalinyarada. Kooxda maanta qaaday koobkaana waxaan leeyahay Hambalyo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

—DHAMAAD—

Share this post


Link to post
Share on other sites

Less damaashaad and more work there is allot of work to be done they have to cut on the corruption build the security forces build state institutions. Reconcile the people there is no time for damashaad if they continue to do the damaashaad they will only waste time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_1845-300x199.jpg

 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xeebta Liidon dhalinyaro aad u farabadan kuwaasoo markii uu gudaha u soo galay xeebta kor-uqaaday Ra’iisul Wasaaraha ayagoo ku dhawaaqayey erayo ay kusoo dhawaynayaan Ra’iisul Wasaaraha.

 

IMG_1854-300x199.jpg

 

This is most Popular and widely Accepted Somali Gov in Decades

 

 

IMG_1863-300x199.jpg

 

IMG_1914-300x199.jpg

 

IMG_1935-300x199.jpg

 

IMG_1961-300x199.jpg

 

IMG_1993-300x199.jpg

 

 

IMG_2034-300x199.jpg

 

Very Important work for leaders to Join their people and be seen share the Problem . Security has improved dramatically as the Gov of Somalia set up aware and reconciliation program for Youth in Mogadishu . Last week the President joined and walk visiting Neighborhoods in Mogadishu .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoonka Banaadir koobka jeneral Daa'uud, iyo R/wasaaraha oo ka qeybgalay

 

yuu_xeeb_11.jpg

 

yuu_xeeb_12.jpg

 

yuu_xeeb_13.jpg

 

 

yuu_xeeb_15.jpg

 

 

yuu_xeeb_17.jpg

 

yuu_xeeb_19.jpg

 

 

New Dawn for Somalia as security improves stability returns - The Joy when leaders and their People are United . This is most Popular and widely Accepted Somali Gov in Decades

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Somalidiid, if godane could bring you ictiraaf it would be in 2009-2011. Niyoow, qof idin aqoonsado ma la arko. Not even your ethiopian masters, british godfathers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland rising dont you have to worry about puntland being bankrupt Godane is your problem orodo iska celi Axmed Godane aniga ha ii calaacalin eh lool. Xabashida wa kuwi adeerka cabdilahi Yusuf xamar geeyey lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Hahah... War xaji ninkan waa Iska miskin Iska daa... Dumarka lalama ficil tamo somaha. He or she hates itself so much she / he claims to be something else.

 

In regards to malisters posts typical when you know your job is pointless and your task impossible you go to lido hahaha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

History as we Witness

 

xasan-xamar-12.jpg

 

yuu_xeeb_11.jpg

yuu_xeeb_3.jpg

20 Month of work congrats to the SFG .......................

 

Its been decades if Not centuries since a Gov in Somalia has enjoyed such wide acceptance and popularity. The Gov has taken the security in the Nation capital serious . we are seeing the stability due to the hard work of Somali security force.

 

 

yuu_xeeb_10.jpg

 

 

Mogadishu Elites enjoying the Stability and Beauty of Liido Beach well done to and congrats to Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this