CidanSultan Posted May 14, 2014 Garowe (Caasimada Online) - Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi dheer siiyey Telefishinka Puntland ayaa ka hadlay caqabadaha ay la kulmeen markii ay xilka qabteen iyo waliba safaradiisii ugu danbeeyey. Gaas oo ka waramay safaradii uu ku tagay gobalada uu maamulka Puntland ka kooban yahay, ayaa sidoo kale ka hadlay xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland ee gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn. Gaas ayaa sheegay in Dowlada Puntland fulin doonto waxa Dastuurkeeda ku qoran ee ah difaacida dadka iyo dalka Puntland. Dhaqaalaha Puntland Gaas ayaa sheegay in wakhtigii ay qabteen xilka ay la wareegeen deyn badan oo ay ka tagtay xukuumadii ka horeysay, deyntaasi oo gaareyso 40 milyan oo dollar oo ka maqneyd khasnada Dowlada, arrinta ayaa saameyn ku yeeshay hawlo badan oo ay dowladiisa qorsheenaysay inay qabato. “…Meesha markaan nimid dhaqaale ma oolin 40 milyan oo deyn ah baan ugu nimid…” ayuu yiri Gaas oo ka jawaabayey su’aal la xariirta qaban qaabada shirweynaha dib u sixida siyaasada Puntland ee lagu wado in la qabto bisha soo socota ee June. Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday shacabka Puntland inay bixiyaan canshuuraha si dakhliga dowlada uu u noqdo mid lagu kabi karo adeegyada Bulshada. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in hada ay ku mashquulsan yihiin sidii ay u fulin lahaayeen 4 arrimood oo muhiim ah: Isbedal lagu sameeyo Amniga Puntland Isbedal lagu sameeyo Cadaalada Puntland Shaqo Abuuris iyo Wax soo saarka dalka Dib u dhiska iyo Maalgelinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Gaas oo ka hadlay safaradii uu ku tagay gobalada Puntland ayuu sheegay inuu kusoo arkay baahi badan iyo waxa ay rabaan shacabka Puntland, isagoo sheegay in wax badan ka qaban doonaan baahida kajirta dhamaan gobalada dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted May 14, 2014 Faroole was a criminal ruunti,40 million buu si dhacey , and now Buntland is Bankrupt . Not good at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 14, 2014 The 40 million is Somali shilling, it is probably 4 million US dollars which is easily manageable. Kudayo Puntland, they changed their corrupt leadership and now Dr. Gas, an economist, has the task of moving Puntland forward. When are the die hard secessionist see the corruption of Siilaanyo administration and conclude it is time for change. Or is this the case, see no evil hear no evil until we get recognized. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 14, 2014 ^^^Loool 40mil shilling is not probably 4mil dollars. Its not even $2000. A wild inference Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 14, 2014 *^^ read properly 40 million dollars US. The Aussie cab driver won't be driving cabs anymore that's for sure hahha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted May 15, 2014 ^ well Now they are bankrupt hopefully we wont hear any more of the bragging these do so well hahaha sool sanaag, we are darwish kkkkk these people are truly muppets. Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted May 15, 2014 <cite> @Hawdian said:</cite> ^ well Now they are bankrupt hopefully we wont hear any more of the bragging these do so well hahaha sool sanaag, we are darwish kkkkk these people are truly muppets. Why would you rejoice or even celebrate over the bankruptcy of fellow Somalis? What's wrong with you? If Puntland had a famine with 30 000 dead children would you celebrate that as well? You're sick Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted May 15, 2014 lol financially illiterate, debt means many things, outstanding wages, purchases or many other things. $40 Million is nothing when you run any government. Good start for Gas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted May 15, 2014 ^@ DoctorKenny : Victimhood: definitions The state or perception of being a victim. Stop crying https://www.youtube.com/watch?v=qS7nqwGt4-I and get this through your thick skull, Bari Desert is a cursed place . Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 15, 2014 In debt of 40 million today. Will create further debts which lead to more debts. With a small port, 2.5 regions and a population of around 1 million or so. Good luck. Cabdi Cawar is using this as face saving excuse to shut up regarding sool and Sanag. This also proves that curroption in Somalia Italiana is the norm. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2014 Now i understand why Cabdi cawar went to Yemen and 3 times in Ethiopia, shaw ninku wu dawarsi tegey wadaadki hore faroole ba meesha sii faaruqiye lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 15, 2014 We also know why farole was happy to vacate. Hahha... Walahi waa khiyali socda hahah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites