Sign in to follow this  
Mooge

Osama in Brazil

Recommended Posts

Mooge   
bin.jpg

Nin Osama Bin Laden u eg oo Baar Khamri ka furtay Brazil lacago badana ka sameeyay u ekaanshaha Marxuumkii dhintay ee Osama:


Nin u dhashay Dalka Brazil oo muuqaalkiisa shabaha Hogaamiyihii la dilay ee Alqacida Osama Bin-Laden,ayaa lacago fara-badan ka sameeyay u ekeenshaha muuqaalkiisa uu eg-yahay Marxuumkii Osama Bin Ladin.


bin3.jpgNinkan oo lagu magacaabo Fernandes ayaa magaaladda uu degan-yahay ee Rio-De-Jenario (Brazil)ka sameeyay Baar Khamri ah,iyadoo baarkiisa uu noqday Baarka ugu caansan Dalka Brazil.


bin1.jpg

Dalxiisayaal durba Brazil u yimid inay goob-joog ahaadeen xafladda furtaanka Cayaaraha Aduunka ee Bisha June Brazil lagu qabanayo,ayaa saf u soo galay inay camiraan baarkan loo yaqaan (Osama-Bin-Laden)


bin2.jpg

Ninkan ayaa ku labista dharikii uu caanka ku ahaa Marxuumkii Osama isagoo garkiisa lacago ku bixiya si muuqaalka Marxuum Osaba u shahabo,iyadoo dadka ay sawiro xasuus ah la galaan,si ay asxaabtooda ugu sheekeeyaan inay sawir la soo galeen Osama Bin Laden.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this