malistar2012 Posted May 3, 2014 Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaali Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa halkaasi kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa kulankooda waxa ay uga arrinsadeen arrimo badan oo ay ugu horeyso sidii dowladda Maraykanka ay u xoojin lahayd taageerada ay siineyso dowladda Soomaaliya. Mr John Kerry oo lahadlay markii uu kulanka soo idlaaday kaddib ayaa tilmaamay in Xukuumadda Washington ay xoojin doonto taageero dhinac walbo leh oo ay siineyso dowladda Soomaaliya, isagoo xusay in dowladdu ay iminka ku talaabsatay horumar la taaban karo. Tani ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladdu ku xoojineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay beesha caalamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted May 3, 2014 US Secretary of State John Kerry welcomed president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, and reaffirmed America’s commitment to the reconstruction of the war-torn African nation. - United state are committed in building and training Somali National Arm force . - United state recognizes Somali National Arm force achievement on the on going Offence against alshabaab terrorist. Less then Three Month Somali Arm force liberated ten Towns - Some Alshabaab strong holds like Ceelbur and Buloburde . P.s President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud should have welcomed John Kerry and received him in Mogadishu . Quote Share this post Link to post Share on other sites