Sign in to follow this  
Saalax

Hassan Sh. Mohamud claims he was behind rogue Siilaanyo withdrawing from Taleex

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Ka Danbeeyay Talaabadii Ciidanka Qaranka Somaliland Kaga Baxeen Taleex

 

Hargeysa(Ramaas)May.02.2014-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in uu isagu ka danbeeyay talaabadii ay Ciidanka qaranka Somaliland kaga soo baxeen Magaalada Taleex.

Sidoo Kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in uu isagu Madaxweyne Siilaanyo Ku qanciyay in Ciidanku dib uga soo baxaan Taleex.

 

“Aniga madaxweyne ahaan shakhsiyan arintaasi waan galay Madaxweyne Siilaanyo ayaan la hadlayd, dawlada Federalka Somalia way ku guulaysatay in magaalada Taleex Somaliland si nabad ah uga baxdo” Xasan Sheekh Maxamuud

 

“Taleex Waa Run maalin dhaweyto waxa ka dhacay waxoogaa colaad ah oo ciidamada Somaliland oo yimid Taleexi, ciidamada Puntland-na waxa ay u diyaargaroobeen inay iyaguna tagaan Taleex"

 

"Aniga madaxweyne ahaan shakhsiyan arintaasi waan galay Madaxweyne Siilaanyo ayaan la hadlay, Madaxweyne Cabdiwali ayaan la hadlay si aanay meeshaasi dhiig Soomaaliyeed ugu bixin, dawladuna way sii wadaa cilaaqaadka labada dhinac ka dhexeeya, meel kasta oo dhibaato soomaaliyeed ka dhacdana waanu ka shaqaynaynaa”.

 

Ramaasnews

Hargeysa Desk

http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud-Oo-Shaaca-Ka-Qaaday-In-Uu-Ka-Danbeeyay-Talaabadii-Ciidanka-Qaranka-Somaliland-Kaga-Baxeen-Taleex.html#sthash.1iwOS4SP.dpuf

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this