Mooge Posted April 26, 2014 Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Dr Shire Xaaji Faarax ayaa magaaladda Kuwait-City ee Caasimadda Dalka Kuwait kulan kula soo qaatay Wasiirka Horumarinta,Hidaha iyo Dhalinyaradda ee Dalka Kuwait Nahyaan Mubaarak. Dr Shire ayaa Dawladda Kuwait uga mahad-celiyay Mashaariic hordhac ah oo ay ka fulinayaan Garoonka Garoowe iyo Jaamabad Maakhir-Universaty ee Degmadda Badhan ee Gobolka Sanaag,iyadoo Kuwait ay balan-qaaday inay balaarin-doonto Mashaarciicda ay ka hirgelinayaan Mandiqadda Puntland. Wasiirka ayaa magaaladda Boosaaso ka soo dagaya saacadaha soo socda,wuxuuna ka warbixin-doonaan Mashaariicda Kuwait ugu deeqday Puntland iyo waqtiga la bilaabayo dhismaha Mashaarciicda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2014 Thats the UAE minister not Kuwaiti Minister. Sheikh Nahyan bin Mubarak Al Nahyan is the Minister for education of the UAE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 26, 2014 woow. it is even better xaaji. there is large 5th generation puntlanders among emaratis and omanis and Eagle clan shares long history and blood ties with emarati and omanis. thanks xaaji. in UAE and Oman, the largest somali group are the Eagles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2014 Lol@ the Eagles Quote Share this post Link to post Share on other sites