Sign in to follow this  
CidanSultan

United Nations "The Security Situation In Mugdisho Getting Worse"...

Recommended Posts

Moqadisho (BurcoOnline) 21.04.2014 Danjire Nicholas Kay ayaa cadeeyay inay Qaramada Midoobay dib u qiimayn ku samaynayso joogitaankeeda magaalada Muqdisho ee Somaliya, ka dib markii ay xaaladaha amni sii xumaadeen.

Danjire Nicholas Kay, oo u waramay xarunta Janes.com, wuxuu ka hadlay sida ay muhiimka u tahay inuu la joogo shaqaalihiisa ku sugan Muqdisho oo ah magaalo colaadeed "Haddii aad masuul ka tahay badbaadada iyo amniga meel kasta oo ay 100 ilaa 200 oo qof joogaan, hoggaamiye ahaan masuuliyadaadu waa inaad la joogto. Waxa sidoo kale muhiim ah muuqaalka guud ee ay bixinaysaana inuu yahay inaanu halkan [Muqdisho] joogno, oo aanaan cabsoonayn, diyaarna u ahayn inaanu yaacno.” Ayuu yidhi Kay.

Hase yeeshe, haddana Danjire Kay, , wuxuu sheegay in xaaladaha amni ee Muqdisho ee sii xumaanayaa ay sababayaan inay dib u qiimayn ku sameeyaan joogitaankooda Muqdisho, taas oo ay macnaheedu tahay inay surutogal tahay inay Qaramada Midoobay dib uga guurto magaalada Muqdisho oo ay ku soo deg degtay. Wuxuu dib u qiimayntooda sabab uga dhigay weeraro dhawr ah oo ka dhacay magaaladaas kuwaas oo uu ka mid ahaa qarax la hagayay oo bishii Febarwari lala beegsaday kolonyo Qaramada Midoobay ka tirsan oo ay ku dhinteen toddoba ka mid ahi, weerarkii lagu soo qaaday xaruntooda Muqdisho iyo kuwo kale.

Mr. Kay, wuxuu sheegay in xidhiidhkii Somaliya Iyo Itoobiya uu u muuqdo inuu soo wanaagsanaanayo, isagoo sheegay inay masuuliyiinta Itoobiyaanu dhawr goor u sheegeen sida ay muhiimka u tahay inay dawladda dhexe la wareegto maamulka deegaanada ay ka qabsadeen Al-Shabaab. "Xidhiidh dhow oo koraya ayaa ka dhex muuqda Somalida iyo Itoobiya.” Ayuu yidhi Mr. Kay.

Qaramada Midoobay iyo wadamada reer galbeedka ayaa hore si indho la’aan ah u soo degay magaalada Muqdisho iyagoo aan hubsan ammaankeeda. Talaabadan ayaa haddii ay Qaramada Midoobay qaado oo ay dib uga guurto magaalada Muqdisho waxa ay dhaawac u gaysan doontaa kalsoonida dawladda Xasan Sheekh Maxamuud ee caalamka, oo marka horeba ay bulshada caalamku ku tilmaantay mid bilaa awood ah

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

<cite>
said:</cite>

The Key word in this published article is; (BurcoOnline),.......did we really expect an unbiased article from reer SNM than there usual twist and turned biased article!

null

Share this post

Link to post
Share on other sites

Yes...burco online told The head of the United Nations Somalia to say the security situation in mugdisho is getting worse and that they are currently analysing to move back to Kenya or not...

It's all burco onlines fault is it...

I suppose burco online is also responsible for the shooting of UN staff and the multiple attacks on their headquarters.

Seriously...hahah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

I think Kay is right on this some one blew themselves up today there

Car bomb kills Somali lawmaker en route to security conferenc

By Omar Nor and Holly Yan, CNN

Monday, April 21, 2014

Mogadishu, Somalia (CNN) -- A Somali lawmaker was killed and another was injured when a bomb hidden in their car exploded while they were headed to a conference on security, officials said.

Parliamentarian Isack Mohamed Ali, popularly known as Isak Rino, was killed, and lawmaker Mohamed Ali was seriously injured, said Mohamed Abdiqadir Mohamed, district commissioner of Mogadishu's Hamarweyne district. Four passersby were also hurt.

The parliamentarians were on their way to to a national conference on security when the bomb, hidden under one of the car's seats, exploded.

No one has claimed responsibility for the attack.

But Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed said those behind the "cowardly" attack will be found.

"Somalia has today lost a committed parliamentarian who worked tirelessly to serve the people of Somalia and help rebuild our country," Ahmed said in a statement.

"This cowardly attack will not derail the progress made in Mogadishu and across Somalia. The security agencies will investigate this cowardly killing and ensure that those who carried out this attack face justice."

Source: CNN

Share this post

Link to post
Share on other sites

Britain has announced a new £60 million aid package to Somalia which will help the Federal government to boost security and Stability in the country. It was announced by the UK minister for Africa Mark Simmonds who paid an unannounced visit to the war-ravaged nation capital, Mogadishu on Tuesday.

I am delighted to have visited Somalia at a crucial time for the Federal Government in their fight against Al Shabaab. The UK remains at the vanguard of international efforts to support the people of Somalia in their desire to build a stable, democratic and prosperous society. I reiterated UK support in my discussions with President Hassan Sheikh Mohamud and other ministers. I also encouraged the Federal Government to inject further momentum in its efforts towards a federal settlement and constitution ahead of elections in 2016.

In Mogadishu I saw first-hand some of the progress made since my last visit the challenges that conflict brings, in particular its impact on women and children.

Security has improved dramatically - SFG are fighting Terrorist who are willing to kill them self you cant stop that in short time this is a Global war on Terror sxb . These Terrorist in Mogadishu are on the path of defeat.

Mogadishu is in better security shape then Kabul - Baghdad - Damascus and etc .

Share this post

Link to post
Share on other sites

Malister mugdisho is on par with Baghdad and Kabul. The ony difference is in Baghdad Iraqi patrol the entire city even in Kabul but in mugdisho still au patrol it.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this