Mooge Posted April 19, 2014 Wefdigii Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay,Deegaanka Bali-Busle ee Gobolka Mudug. Madaxweyanaha ayaa Dadweynaha Bali-Busle uga mahad-celiyay sidii sharafta laheyd ee loo soo dhaweeyay,iyadoo loo labisay dharka hidaha iyo dhaqanka,waxaana uu gudoonsiiyay ardayda biladdo sharaf,iyadoo qudhiisa Reer Busle ay gudoonsiiyeen Bilad-sharaf ay ugu tala-galeen. Wefdiga Madaxweynaya ayaa lagu casumay Aqal-Soomaali,iyadoo Gaas markii ugu horeysay uu indhihisa ku arkaas cida caanaha loo lulo,waxaana ugu dambeyntii ay Wefdiga isla dhaceen 10-Ari oo Dhaylo ah oo loo qalay Wefdiga,iyadoo Maadxweynaha uu ku amaanay Reer Bali-Busle qaabkii sharafta lahaa ay u soo dhaweeyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 19, 2014 Who cares where he goes. He needs to bring in reforms immeediately for our darawish the most neglected security sector in the state. Even their bases look like it hasnt been rehabilated since 1960s for god sakes. Total neglect and despair from the darawish and it makes me furious since this our earliest security institution, shame to see the neglect they face. I am happy they're children are getting free schooling and health but for god sakes we need to rehabilated their bases around the state and upgrade the soldier gear. That is one sector I've been waiting for a long time to see reform happen. I Got excited when I heard gaasa and camey campaigning that they were going to lift up their standards, lets just see if they do. But the way they are now is despairing to see and its a pain reflected across all the bases I've seen them in. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted April 20, 2014 When las canod, taleex and las korey are off limits where does one go but Bali busle.... Hahahaha... Quote Share this post Link to post Share on other sites