Mooge Posted April 18, 2014 loool. This is turning into a joke. loool. I always knew the two Garad Jamacs were part of a bigger plot to bring SSC family under influence of SNM. What a shameful act on this Garad to land in Hargeisa and beg Somaliland for forgiveness. the good thing is that the masses of SSC don't support these caloshodaushaqeystayaal. we expect Galaydh in Hargeisa anytime now. ... Garaadka iyo wasiirka Maxtooyadda Somaliland ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday magalada Jabuuti,iyadoona ugu danbayntii ay maanta oo Jimce ah isku soo raaceen magalada Hargaysa oo soo dhawayn loogu sameeyay. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay inuu yahay Oday dhaqan isla markasna uu meel kasta oo ay Somali degan tahay ka dagi karo kana hadli karo xaalada dadka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay inay shacabka iyo mamulka Somaliland ay is-xog waraysan doonaan. Mid ka mid ah wasiiradda mamulka Khatumo ayaa ku weheliyay Garaadka socdaalkiisa Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda mamulka Somaliland Xirsi Cali Xaaji ayaa docdiisa sheegay Garaad Jaamac inuu yimi dhulkiisi ayna arrimo badan Dalka Jabuuti uga soo wada hadleen. Waxa uu Wasiirkan fariin u diray mamulka Puntland wuxuna sheegay inaysan afxumo waxba tarin isla markasna ay nabada kaliya kaa kaxayso sidaasi darteedna loo baahan yahay in daris wanaaga laga wada shaqeeyo. Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobaladda SSC ayaa hal mar ku fajacay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Hargaysa ka dagay soo dhawayn diirran-na kala kulmay. Lama yaqaan arrintan waxay salka ku hayo,balse maalmo ka hor ciidamo ka socda mamulka Somaliland ayaa hal maalin gacanta mamulka ku digay degmada Taleex oo shir laga qaban qaabinayay. Puntlandtoday.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 18, 2014 condemnation pours in from SSC family. this man has turned into a non-existant xaabsade into overnight. loool. he is disowned and will be just like xaglatoosiye, xaabsade and the rest. bye bye garad jamac. http://jidbaale.com/2014/04/jaaliyadda-beesha-jaamac-siyaad-ee-dalka-denmark-oo-canbaaraysay-safarka-garaad-jaamac-ku-tagay-hargeysa/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted April 18, 2014 Interesting development. The las canod folk are increasingly joining somaliland hmmmm.... Wonderful news. They are starting to honour their 1991 agreements which is the ony reason for current hostilities. Welcome home.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted April 18, 2014 They are doing this because puntland is showing no signs of strong will. Puntland is not acting agressive against SNM. They are not buying off ssc politicians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted April 18, 2014 Waryaa Mooge, Leave my abti alone, the Pirates spew hot air and one takes them serious anywhere in our Peninsula.Wa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted April 18, 2014 LOL i love this mashruuc. Apologize to somaliland and you'll get an nice office, xil maybe even a new wife. When u get tired go to puntland do the same. LOL war reerkaan SSC waa top scammers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted April 18, 2014 <cite> @Cadale said:</cite> LOL i love this mashruuc. Apologize to somaliland and you'll get an nice office, xil maybe even a new wife. When u get tired go to puntland do the same. LOL war reerkaan SSC waa top scammers. Mudane kkkkk Tuugsi yaa mar walba ku jiri kara! Qolodaan SSC waa tusbax go'ay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted April 18, 2014 Lol they are doing their thang. I respect the hustle walahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted April 18, 2014 excellent. welcome home Garadooow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted April 18, 2014 <cite> @CidanSultan said:</cite> Wonderful news. They are starting to honour their 1991 agreements which is the ony reason for current hostilities. Welcome home.... i've been advocating for the commemoration of Garaad Abdulqani Day for a while now. it's important we celebrate those earlier figures to consolidate a future of wada jir, isku xidhnaan, wax wada qabsi, wada shaqayn, isku kalsooni, isku tanaasul and harmonious coexistence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted April 18, 2014 War Cadale, ma reer Koonureed baa tahay?. Waxaan ku weydiiyey su'ashu waxa weeye inaadan wax badan ka aqoon reer Waqooyiga. Reerahan waa isku milan yihiin dhinac kastaba meelna ma kala tegayaan, in yaroo siyaasad ah baa lagu murmaa lkn xidhiidhdka ehelnimo iyo dhaqan kuma kala tagaan. Middeeda kale, reer waqooyigu intay maanta dagaallamaan bay berrina heshiiyaan intay geed wada fadhiistaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted April 18, 2014 ^ well said bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted April 18, 2014 <cite> @Mahiigaan said:</cite> War Cadale, ma reer Koonureed baa tahay?. Waxaan ku weydiiyey su'ashu waxa weeye inaadan wax badan ka aqoon reer Waqooyiga. Reerahan waa isku milan yihiin dhinac kastaba meelna ma kala tegayaan, in yaroo siyaasad ah baa lagu murmaa lkn xidhiidhdka ehelnimo iyo dhaqan kuma kala tagaan. Middeeda kale, reer waqooyigu intay maanta dagaallamaan bay berrina heshiiyaan intay geed wada fadhiistaan. kkkkk at the end of the day ssc are servants and snm are the boss. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 18, 2014 welcome garaad jamac garaad ismaciil,, i love it how he says hargeisa marti kuma ihi wana runti he is right on the money , because hargeysa is his city.. Also The garaad has reaffirmed what i have been saying on these boards for years that the garaad clan and the rest of the SL people are tol the garaad reaffirmed my statement. Long live the people of Somaliland good decision by the Garaad,,for working with his people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 19, 2014 Raggii horee oo saldanada macnaha ay ku fadhido yiqiin kama hari jirin shacabkooda marka abaarta iyo colaadda iyo sano xumo la galo, waxayna soomaalidu ku maahmaahdaa (waala doogiyi yaan la daxcaroon) ama (waa baahanahay bakhti looma cuno) shacabkoogoo roob doon ku maqan hotel lama aado, hadafka u danbeeyana waa kala go’a soomaalida. Kuwa hadda jooga siday u badan yihiin luguma nisbayn karo salaadiin waayo adkaysi ma leh siyaasi xoogaa haysta yaa adag ama waxay noqdeen riyo ooman. Caleemo saarkiisii darwiish buu ekaa maantana fanaan xanuunsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites