CidanSultan Posted April 14, 2014 Hargeisa (BurcoOnline) 14.04.2014 WasiirkaQorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Dr.Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaadayin Jarmalku noqon doono dalkii afaraadee dhaqaale toos ah siiya Somaliland,kuna soo biiri doono Ingiriiska, Denmarkiyo Norway. Dr. Sacad Cali Shire waxa uu sidan ku sheegay hadal uu ka jeediyey Xarunta Machadka Siyaasada Caalamka ee dalka Australia oo uu dhawaan ka soo laabtay socdaal uu dalkaasku tagay. Wasiirka oo ka jawaabayey su’aalo laga weydiinayey xidhiidhka Somaliland la leedahay dunida kale iyo taageerooyinka dhaqaale ee ay ka helaan qaadhaan-bixiyeyaasha caalamka, ayaa soo jeediyey in laga caawiyo doorashooyinka ku soo waajahan dalkiisa, oo dhidibada u sii adkaynaya nidaamkooda dimoqraadiyadda. Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland, ayaa shaqo la’aan haysata da’yarta dalka ku tilmaamay dhibaatada kaliya ee xukuumadda uu ka tirsan yahay haysata. "Caqabadaha noogu adag waxa ka mid ah shaqo-abuurka da’yarta dhamaysata waxbarashada, maadama aanan xidhiidh la yeelan karin hay’adaha lacagaha amaahda bixiya, ictiraaf la’aan, inkastoo aanu ku guulaysanay in sanduuq horumarka Somaliland aan samayno oo deeqo toos ah wadamo Ingiriiska iyo Denmark ku soo shubeen, imikana dalka Norway ku soo biiray, wakhti dhowna dalka Jarmalku ku soo biiri doono wadamada dhaqaalaha tooska u siiya Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirku oo ka jawabayey su’aal laga weydiiyey caqabadaha haysta xukuumaddiisa. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Sacad Cali Shire oo ka jawaabayey dhinacyada taageero dalka Australia uga fidin karo Somaliland, ayaa sheegay, "Waxaan ka codsanaynaa inay kordhiyaan taageerada ay na siiyaan, qeybna ka noqdaan waddamada dhaqaalaha tooska ugu soo shuba sanduuqa horumarinta Somaliland, isla markaana naga taageeraan doorashooyinka soo socda sannadka dambe ee madaxtooyada iyo wakiillada oo ah hawl dhaqaale badan ku baxayo, muhiimna u ah sii adkaynaya nidaamka dimoqraadiyada iyo xasiloonida aanu haysano,” ayuu yidhi Dr Sacad Cali Shire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2014 Ciidan, This so called development bank, how much money is exactly in there? we know the west are notorious for simply pledging and not fulfilling. I bet there isn't a dime in the begging bowl kkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted April 14, 2014 "Ditoore" I am still awaiting the results of the drinking water of Bari region before commenting I wouldn't wanna be perceived as victimizing the disabled. Hahahah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2014 Ciidan I know you have a fixation with water since your people are so deprived of it but if you want a glass just ask stop acting like a bahluul Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adnan1508736697 Posted April 14, 2014 Dr.0sman, prescribe yourself Somaliland hysteria medication lol. Somaliland is progressing while pirate land is being swallowed by the San dune's of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 15, 2014 <cite> @Dr_Osman said:</cite> Ciidan, This so called development bank, how much money is exactly in there? we know the west are notorious for simply pledging and not fulfilling. I bet there isn't a dime in the begging bowl kkkk The last time I checked "this begging bowl" had at least fifty million US Dollars of change in it That is nearly twice the annual budget of Puntland. As Germany and other nations join and throw more coins into this bowl, I am sure that figure will grow significantly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 15, 2014 Tallabo, '300 kay can be fed in a day' new slogan in somaliland i guess In seriousness 300k population budget would be similar to karkaar maybe or even less since it's all populated there every inch of land. A devastating blow has been achieved with the census. Another devastating blow is the fact Puntland is 30% of Somalia land as farole would always say and he said that because if u calculate the national highway from borame to kismayo its 2300 kilometer. Bosaso to Galkayo is 700 kilometer. Thats effectively 30%. Not to mention that huge coast line half of the red sea plus half of the indian ocean is 1600 kilometer long from 3200 kilometer of somalia coastline. that is effectively 50%. Inti Madax madow ill let u finish the rest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 15, 2014 Tallabo what is somaliland going to do? most of the oil in somalia is reportedly in the indian ocean they say its like kuwaiti deposit equivalent. If I own 50% of it plus Jubbaland owns another good slice, economically you stand no chance. These onshore oil are noway compared to the same to offshore oil in the indian ocean. Do you see any oil reserves reported in the red sea? not one nation on the red sea is developing oil on that channel which is a major blow for the 300k seccessionists. However there is good hope for me on the indian ocean since alot of nations have oil in there like the persian gulf for example the 3rd largest oil reserve in the world comes from the indian ocean. Plus many nations along the east african coast are confirmed with oil in it like tanzania and mozambique. Its over sxb, at the end of day if my budget is 40 million, then your budget has to be 6 times less since your population is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 15, 2014 <cite> @Dr_Osman said:</cite> Tallabo what is somaliland going to do? Ditoore, we will just say maashaallah. Somaliland does not envy what Allah gives to others, especially our Somali neighbours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 15, 2014 Tallabo, but borama to burco is very small area of land, your in big trouble. Sool and Sanaag is out of the question for you bro even if they do join somaliland we will always have a way to threaten u into submission, you will forever remain hostage to our threats. You dont have that advantage over us since galmudug is only one jilib and cannot do anything on its own to us. Its bad position for somaliland no matter which way they take it. I can picture it out now, Puntland saying to somaliland if you dont vote for us in federal parliament for president, ogow adiguna waqoyi nabad ku sexan maysid. Its bad for our brothers up north. I feel sorry for the SNM 300k rebel turn terrorist enclave Quote Share this post Link to post Share on other sites