Mooge Posted April 12, 2014 Garowe(pp) Munaasibad lagu xusayo maalinta beeraha Puntland oo loo qoondeeyay in la qabto 12-ka bishaan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC ee magalada Garowe. Waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland,wasiiro,hay’addaha caalamiga ah iyo kuwo maxaliga iyo dadwayne kale oo qaarkood ay ku shaqaystaan xirfadda beeraha iyo wax soo saarka dalka. Kulanka waxaa soo agaasimay wasiiradda beeraha iyo waraabka Puntland waxana sidoo kale goobta lagu soo bandhigay waxyaabaha kala duwan ee beeraha Puntland kasoo baxa. Wasiirka wasaradda beeraha iyo waraabka Cabdi Ismaaciil Bos ayaa khudbad uu munaasibada ka jeediyay ku sheegay inay ka go’an tahay sidii hormarin loogu samayn lahaa tabcashada beeraha wuxuna diiradda saaray tab cusub inay u dajiyeen Timirta oo uu sheegay inay ku wada beeri doonaan meelaha ay ku haboon tahay. Qaar ka mid ah beeralayada Puntland oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inay u baahan yihiin taageero isla markasna ay wax soo saar wanaagsan samayn karaan. Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa sheegay dowladda Puntland inay ka go’an tahay sidii wax looga qaban lahaa beeraha iyo deegaanka oo labadu ay dadka muhiim u yihiin. Beelarayda ayuu boggaadiyay wuxuna sheegay inay sii xoojiyaan howsha baaxada leh ee ay dalka ka hayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted April 12, 2014 I was expecting to see farms or something you sure that's not Ethiopian imported haha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 13, 2014 If Somalia came together and operated as a nation with an interlinked economy, Puntland would not need to spend its efforts on farming. regional specialization. Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted April 13, 2014 <cite> @SomaliPhilosopher said:</cite> If Somalia came together and operated as a nation with an interlinked economy, Puntland would not need to spend its efforts on farming. regional specialization. Exactly. Puntland could specialize in finance, or manufacturing, or some other field in the economy while the South focuses on agriculture. But that could only work if there was genuine cooperation between Somalis Quote Share this post Link to post Share on other sites