Dalmar1 Posted April 12, 2014 Waxaa Magaalada Buuhoodle Shir Jaraa,id Ku Qabtay Masuul Katirsanaa Maamulka Garoowe Kana soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo Xilkaasi Iska Casilay Kuna Soo Biiray Maamulka Khaatumo. Buraale Jaamac Fagadhe, Oo Maamulka Cabdiweli Gaas Ugu Magacoownaa Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Cayn Ayaa Ku Dhawaaqay Iscasilaadiisa Isagoona Haatan Usoo Noqday Shacabkiisa Iyo Maamulka Khaautmo. Wuxuu Daboolka ka Qaaday Arimo Xasasi Ah oo Kataagan Magaalada Garoowe, Islamarkaana Wuxuuna Xubnaha Kasoo Jeeda Beelaha Khaatumo Dhibaatada Ku Haysata Maamulkaasi Garoowe. Maaha Masuulkii Ugu Horeeyey Ee Kasoo Goosta Maamulada Hargeysa Iyo Garoowe Isla Markaana Isu Soo Dhiiba Maamulka Khaatumo State OF Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites