Dalmar1 Posted April 12, 2014 Rasaas la sheegay in uu riday Tabaariga Maxamed Ducaale oo ah ninkii hore rasaata ula beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile ayaa keentay dhimashada hal ruux oo haweena oo magaceeda lagu sheegay Xamda Cilmi iyo dhaawaca wiil uu dhalay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo lagu magacaabo Sacad Maxamed Faarax. Tabaariga Maxamed Ducaale oo maalmahan udabeeyay kusugnaa magaalada berbera ayaa la sheegay in uu Xalay fiidkii weerar ku qaaday meherad ay haystaan caruurta uu dhalay Xildhibaan Maxamed Faarax Qaabile oo kutaala Suuqa garanwaaga ee berbera. Ninkan dilkan gestay ayaa wararka la xidhiidhaa sheegayaan in uu watay baabuur Crown ah oo uu leeyahay Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha ee dhinac amniga maamulka S/land Cabdillahi Abokor Cismaan oo horena loogu xidhiidhinayay in uu ugu adeegsaday ninkan Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile. Arintaan ayaa waxay dhalisay Xiisad Balaadhan waxaana Sidoo Si ba’an uga hadlay Xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe HALKAN HOOS KA DAAWO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 12, 2014 Somaliland authorities need to find a solution for this never ending clan rivalry in somaliland that is turning deadly everyday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted April 12, 2014 Allow kala qabooji. The clan war is spreading to Burco and Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adnan1508736697 Posted April 12, 2014 Be quiet there is no war, sad you guys grasp on anything to attack Somaliland. When will there be a cure for your hysteria sickness Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted April 12, 2014 ^^ now do you believe me of the reality of the pirate parallel universe disorder. Proper condition.hahah. Quote Share this post Link to post Share on other sites