Dr_Osman Posted April 12, 2014 Jubaland oo gadiid Milatari Kismaayo kala soo dagtey maanta ( Daawo Sawiro). Maamulka KMG ee Jubba ayaa dekada magaalada Kismaayo kala soo degay ku dhawaad 20 gaari oo nooca dagaalka ah ee Somalida u taqaano Cabdi Bille Cabdi, ama la yiraahdo 4F-ka , Iyadoona gadiidkan laga soo rarey dekeda Dubia sida ay u xaqiijiyeen Dunidaonline.com saraakiil ka tirsan maamulka Jubaland. Gadiidkan uu lasoo degay maamulka Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe ) hogaaminayo ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey tan iyo markii maamulka Jubaland shacabka gobolada Gedo, Jubada dhexe iyo Jubada hoose soo doorteen maamulka matala saddex gobol ee uu ka kooban yahay Maamulka Jubaland. Saraakiisha Maamulka Jubaland oo Dunidaonline.com uga warbixiyey sababta gadiidka usoo gateen ayaa sheegey inay la xiriirto sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen difaaca xuduudaha maamulka Jubbaland iyo ku xoojinta awoodaha ciidamada maamulka ee amaanka gudaha sugaya. Dunidaonline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 12, 2014 Jubbaland has so much potential, look at that seaport and it'z size damnnn. Can you imagine how successful Jubbaland will be? You name it, its there. agriculture, Airport, Port, Kenya and Somalia business traffic via road is huge, the tax from that alone is sufficient. Proven oil since its the same land as NFD with proven commercial oil. The future is looking excellent for that region if the administration streghtens and maintains security. I know for a fact heaps of diaspora would return there and I mean heaps. Just to give you a comparison, look how successful Puntland has become only with such a small port, you can then fully realize the potential in the jubbas or as I like to call it the DEEP SOUTHH MAYNE Quote Share this post Link to post Share on other sites