Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenya: we are not leaving Somalia+ Nairobi to open consulate in Kismayo

Recommended Posts

Kenya oo Sheegtay in aysan Ciidankeeda kala baxaynin Soomaaliya

April 3, 2014 Leave a Comment

 

 

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in qorshaha iminka ugu jirin in Ciidankeeda kala baxdo dalka Soomaaliya oo ay ku sugan yihin.

 

Wasiirka Difaaca ee Kenya haweenayda lagu magacaabo Raychelle Omamo ayaa sheegtay in sanadka 2014-ka uu yahay kii lagu soo afjarayay Ururka xagjirka ah ee al-Shabaab oo ka taliya qaybo yar oo ka tirsan Soomaaliya.

 

‘’ Waqtigaan ma ahaan kii laga wada hadli lahaa soo saarista Ciidanka Kenya ee jooga Soomaaliya, waa waqtigii la dardar gelin lahaa howlgalada milateri. Waa waqtigii la burburin lahaa argagixiisada joogata Soomaaliya oo nabadgalyo xumo abuuraysa,’’ ayay tiri.

 

Wasiirka Difaaca ayaa intaas raacisay in markii hore Soomaaliya u galeen kadib markii argagixiisada ay khatar ku noqdeen amaanka dalkeeda, waa sida sheegtay.

 

Tan iyo markii Ciidanka Kenya galeen Soomaaliya sanadkii 2011-kii waxaa sii xumaanyay amniga Kenya, iyadoo ay ka dhaceen weeraro kala duwan.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Kenyans have no choice they know there might be a chance for the Attacks of the Alshabaab in Kenya to stop or to slow down. If they leave Somalia, but Alshabaab will still remain a major threat and if Kenya leaves they will re occupy the region and form a threat again and this will put the Kenyan tourism industry in risk. So for the time being the Kenyans have to man up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali's in somalia are a very strange. To see a """Somali""" happy about kenya occupying Kismayo and Burundi and Uganda occupying Mugdisho is very strange.

 

Kenya being in Somalia is not going to do anything to counter the negetive effects to its tourism industry. Bombs happen in nairobi every day.

 

Kenya is no longer a tourist destination for anyone other then the people who want to jepordise their lives.

 

you will get blown up while on safari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this