Mooge Posted April 2, 2014 loool. now that makes sense. whatever his clan is, it is shameful that somaliland has been reduced to such a horror house. nobody will ever feel safe to invest there. one time they destroyed Universal TV property, now they closed down and rob Macow's clinic. there is a lot of corruption. like i said before other corrupt individuals felt threatened that this guy will take away business and they had to close him down. same story with universal tv. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 Tell both sides view point not warqad tV laga soo taago wax ku qorana aanad ogayn. Wasiirka oo Hortagay Gudi hoosadka Baarlamanka Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style=”font-size: 20px;”>Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada. Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay’adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi. Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan. Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi ;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey. l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.< Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland. Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay. http://www.nhpcsomaliland.org/# Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 <p> <iframe width="560" height="315" src="//www.youtube.com/embed/0YWcdPO8cXY" frameborder="0" allowfullscreen></iframe></p> Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 2, 2014 This is it! We are kicking out all the reer waqooyi doctors from Jigjiga. Stay tuned! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 2, 2014 Zack, No. Of course you can't from your keyboard. If Jigjiga does that they will be the losers. Just like the people of Hargaysa lost a highly qualified Somali doctor due to corrupt Somaliand govt officials. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2014 Since when is Macow from Jigjiga i thougt he was from Merca Any way Macow is a fraud he is not welcome in SL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 2, 2014 Xaaji Habaar, how is he fraud. Isn't he a doctor in London and Germany?. For you it is always my tribe right or wrong? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted April 2, 2014 <cite> @Wiil Cusub said:</cite> Tell both sides view point not warqad tV laga soo taago wax ku qorana aanad ogayn. http://www.nhpcsomaliland.org/# What's pathetic and a real tragedy is that a somali doctor is denied the ability to treat other somalis while somalis, weather they are in the north/south are deseparate need educated physicians. Another twist to the story is how we add old clan rivalries with false news. Dr Cali Macow identity is known and he hails certaintly not from the O-community. Xaaji said it and he is correct, he is from a lesser known clan within the "Banadiiri" clan-family (note the native "banadiris". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 2, 2014 few website said Macow is from Jigjiga big clan. it doesn't matter what he clan he is, but what is shameful is how the corrupt fake hospital owners in hargeisa control siilaanyo and tell him to close down competition. there is a reason why somaliland did not make any progress in 20 years even though they had more peace than southern somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 2, 2014 Dr Cali Macoow Awees oo maalmahan si aad u fool-xun oo Musliminadda ka baxsan iyo Soomaalinimadda lagula dhaqmay magaaladda Hargeysa ayaa maanta dib loogu celiyay qalabkii ay ka dhaceen Ciidankii Booliiska ee Faadumo Jirde Xuseen iyo Korneyl Ina-Cambaro ay ku dalbadeen Dhaqtarka oo Hargeysa u yimid inuu daweeyo 800-Ruux oo 100 ka mid ah uu lacag la'aan ku daweyn-lahaa. Dr Cali Macoow ayaa casumaad ka helay Madaxweynaha Soomaalidda-Itoobiya Cabdi-Ileey oo ku casumay inuu Magaaladda Jig-Jiga soo gaaro si uu ugu nasto,maadaama maalmahan Dhakhtarka oo marti u ahaa Somaliland ay si aad u fool xun ula dhaqmeen. Maamulka Somaliland ayaa hadda ku soo baraarugay in Dr Cali Macoow Awees oo ay u heysteen Beesha Bandhawoow ee Banaadiriga ee Muqdisho iska leh inuu ka soo jeedo,balse waxay hadda ogaadeen inuu dhalay Xaajigii Muqdisho iyo Marka caanka ahaa ee la oran-jiray Xaaji Macoow Canjeero Xaajadda waa xumaatay, waxaana Dr Macoow uu qabiil-ahaan u dhashay Beesha Jigjiga,waxaana adeer u ah halyeeygii Soomaaliyeed ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 2, 2014 Beesha Jigjiga? The bigfoot community are not even from Jigjiga Lol, it originally belongs to their cousins J Waaq people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka oo ku dhawaaqay in aanu dalka ka shaqeysan karin Qof aan Rusqad caafimaad haysan Published by Maxamuud Jama on April 2, 2014 | Comments Off mixnad“Wixii ka danbeeya bisha Juun Dalka kama shaqaysan karo qof aan Ruqsad ka haysan Guddida Xirfadlayaasha Caafimaadka”Luul Jirde Hargeysa(Waaheen) Guddida heer Qaran ee Mihnadaha Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo Bisha Lixaad aanay Somaliland ka shaqeyn doonin Cid aan Rusqad ka haysan Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka, iyaga oo ugu baaqay dadka ka shaqeeya Caafimaadka ee aan qaadan Rusqad in ay dhakhso isku soo diiwaangaliyaan cidii aan Rusqad haysana ay talaabo ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay sheegeen in Shuruudo la marin doono sida in la eego shahaadooyinkooda. Waxa kale oo ay ka hadleen Arrin muran uu ka taagnaa Baryahan oo ku saabsan Dhakhtar ka yimid Dibada oo doonayey in uu hawlo caafimad ka fulliyo Somaliland oo ay gudidu joojisay iyaga oo ku eedeeyey in aanu wax ogolaansho ah ka qaadan Guddidooda. Sidaasi waxay ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Guud ee Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka ee magaalada hargeysa, kulankaasi ayaa waxa Goob joog ka ahaa Masuuliyiinta Guddidaasi iyo wasiir ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdilaahi Abokor. Agaasimaha Fullinta Komishanka Mihnadlayaasha Caafimadka Luul Jirde Xuseen ayaa ugu baaqday Dadka ku shaqeysta mihnadaha caafimadka in ay Rusqad ka qaataan Xaruntooda, cidii qaadan waydana ay talaabo adag ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay ka hadashay waxyaabihii u qabsoomay. “Hawlaha Guddidu waxay si rasmi ah u bilaabmantay 2011-kii markaasaana la sameeyey guddi hoosaadyada iyo xaafiiskaba oo shaqaalaha la qalabeeyey, Guddidu waxay hawsheedu tahay diiwaangalinta, rusqad-siinta iyo Anshax marinta wax allaale wixii ku shaqeysta Mihnada caafimadka, Guddida waxa u suuro gashay in aanu tagno illaa Afar gobol oo aanu diiwaangalin ku sameynay dadka caafimadka ka shaqeeya, goboladaasi oo kala ah Sanaag, Tog-dheer, Sool, Saaxil, Guddidan waxa uu sharcigu awood u siinayaa xeer 19/2001 in gudidani ay Diiwaangalin karto oo waliba anshax marin karto Goobaha laga bixiyo caafimadka, iyo iskuulada lagu dhigo caafimaadka, waxaanu sameynay wacyi-galin balaadhan oo aanu shacabka Somaliland ku tusaynay awooda uu leeyahay Komishankani iyo wuxuu u qaban karo, Bisha Juun waxa naga go’an in qof walba oo mihnad caafimaad ku shaqeysta in ay halkan iska diwaangaliyaan, si loo eego shahaadooyinka ay sitaan si Rusqad loo siiyo, Bisha Lixaad marka la gaadho Somaliland kama shaqeysan karo qof aan sidan Ruqsada Gudidan.”Ayey tidhi Luul. Dr. Diiriye Ismaciil Ereg oo ka mid aha Aasaasayaashii Guddidaasi ayaa sheegay in aanay dib ugu dul qaadanayn dad isku sheega dhakhaatiir oo inta ay dalka soo galaan waxay doonaan ka sameeyaan hadana iska noqda, oo aad ogtihiin wixii dhawaanahan warbaahintu qoreysay ee ahaa in dhakhaatiir ajnabi ahi dhib ay geysteen, taasina dib u dhici mayso.”Ayuu yidhi. Foosiya Maxamed Ismaciil oo ku jirta BOD Guddida Mihnadlayaasha caafimadka oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ujeedada ugu waaweyn ee ay dalka ugu xil saaran yihiin ay tahay sidii bulshada reer somaliland ugu laalin lahayeen caafimaadkooda oo uu noqdo mid tayo leh. Waxa kale oo iyaguna ka hadlay Goobtaasi saraakiil sarsare oo ka tirsan Gudidaasi iyaga oo iska daba maray hawlaha qaranka ay u hayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 3, 2014 DR,macow waxaa laga yaabaa inuu daawaaday sawiro hargeysa lagasoo qaaday maskaxdiisana uu ka sawirtay khiyaal magaaladaas soomaaliyeed ee quruxda badan nabad gelyaduna ka jirto dhaqaale ka samee ayagana u faa’iidee faynuus aan gaas ku jirin yuu shiday sida muuqata. Sida lawada og yahay magaalo waxaa lagu yaqaan in dadku aysan isku mustawe ama sinaan Karin ayagoo xag ilaahay ka siman xagga dhaqaalaha, aqoonta, dhaqanka, xirfadda, iwm Waa sharcigga sinaanta kaliya si loo helo cadaalad isku haysa, wada noolaashahooda uunkaas kala duwan, markaa ka dib qofba meelbuu nolosha ka galaa,sow maadan maqal odhaahd caankaa waa magaalo meeshu,hadiise aad u dawladayso adigoon aqoon u lahayn dawlad nimada iyo macnaheeda mushkiladeeday leedahay Amaba aad visa weydiiso adigoo weli ku dhoofaya baasaboorkii somaalida ood xaqa u lahayd waa burcadnimo qaawan ama waxa afka qalaad loo yaqaan( horn less goat.) Waxaa laga yaabaa in dad u baahnaa in jarmalka lagusoo daweeyo hantina Ilaahay u dhiibay visa waayay uu dr,macow qalab iyo aqoonba u keenay ayagoo gurigooda jooga, afartan dollar waa lacag yar qofkii haysta qaabilaadda hore kaliya ayadoo lagaa dhimayo qaabilaada labaad ama marka danbe uu soo noqdo qofka bukaanka ah( good offer ) Suuqyadu waa la mid waxaa laga yaabaa in dadka qaarkood aadaan suuqyada ugu qaalisan kuwaasoo ku yaala meelo gaara ama carabtu ugu yeerto” raaqi- vip mall” kana iibsado shaati ama dirac qaali ah ilaa dhawr kun oo dollar,waa mustawihiisa la yaab ma leh waa magaalo meeshu Dukaankaas wuxuu bixiyaa ijaar aad u badan kuna jaan go’an meel lagu iibin karo” mark branded iyo shaqaalo lacag fiican qaata oo faraxsan had iyo jeer, nin iyo tabartiis ama shinbarba shibirkiisuu la duulaa waa magaalo meeshu Kaan gadan Karin ama faqiirkaa maahan inuu yidhaahdo tola’yeey,waa inuu samir yeeshaa mid jaban huudhayda u doontaa,kan xanuunsan waa la mid isbitaalo raqiisa jira, waa magaalo meeshu Reer guuraaga ama reer miyigu markay doonayaan inay meel u guuraan waxay diraan sahan soo eega tigaadda ama meesha roobku ka da’ay, markay meel barwaaqo ah tagaan ma fiiriyaan quruxda dhirta ubaxa iyo caleenta waxay fiiriyaan ciidda ama carada meeshu dhulsan ma tahay kaneeco iyo dulin jirac,takar iwm ma leedahay mise maya Dr,ka sahankaa ka xumaaday. Maa caleesh try muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 3, 2014 Tribal is the only way Somalis can analyse any case to make judgment. Dr Moa Supporters do you know that he is under special review in uk GMC Doctor Details Results of search on: 04 Apr 2014 at 01:54:44. The details shown are valid at the date and time of the search only. GMC Reference Number 6164883 Given Names Ali Surname Mao-Aweys Gender Man Status Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register This doctor has conditions More Details Primary Medical Qualification State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz Full Registration Date 04 Sep 2007 Specialist Register entry date This doctor is not on the Specialist Register GP Register entry date From 04 Sep 2007 Information for Employers View information for Employers GMC Reference Number 6164883 Given Names Ali Surname Mao-Aweys Gender Man Primary Medical Qualification State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz Status Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register This doctor has conditions Conditions on the doctor's registration From To Condition 10 Nov 2013 09 Aug 2014 1. He must notify the GMC promptly of any professional appointment he accepts for which registration with the GMC is required and provide the contact details of his employer and the NHS England Area Team on whose Medical Performers List he is included, or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland Details 2. He must allow the GMC to exchange information with any employer or any contracting body for which he provides medical services. 3. He must inform the GMC of any formal disciplinary proceedings taken against him, from the date of this determination. 4. He must inform the GMC if he applies for medical employment outside the UK. 5.a. Except in life threatening emergencies, he must not undertake any consultations with, or any examination of, a female patient under the age of 16. b. He must maintain a log detailing every case where he has undertaken a consultation and/or examination of a female patient under the age of 16 in a life threatening emergency. c. He must provide a copy of these logs to the GMC prior to any review hearing of this Panel or, alternatively, confirm that there have been no such cases during that period. 6. He must inform the following parties that his registration is subject to the conditions, listed at 1 to 5, above: a. Any organisation or person employing or contracting with him to undertake medical work; b. Any locum agency or out-of-hours service he is registered with or applies to be registered with (at the time of application); c. In the case of locum appointments, his immediate line manager at his place of work (at least 24 hours before starting work); d. Any prospective employer or contracting body (at the time of application); e. The NHS England Area Team in whose Medical Performers List he is included, or seeking inclusion (at the time of application), or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 3, 2014 Dr Moa is also on IOP list: The Interim Orders Panel (IOP) considered the cases set out below at its meeting on 24 January 2014 This information is correct at the above date. All interim orders are subject to regular review and may be varied or revoked by the IOP, or extended by the appropriate court. Please check the List of Registered Medical Practitioners on the GMC website for the doctor’s current registered status and to view specific details of any public conditions imposed by clicking on the following link: http://www.mpts-uk.org/static/documents/content/24_January_2014.pdf Quote Share this post Link to post Share on other sites