gooni Posted April 1, 2014 Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted April 1, 2014 <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> I think Macow learned his lesson and never set foot again in SL he will be deported tomorrow morning. excellent. get him out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2014 <cite> @gooni said:</cite> Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon. Amxaarku manu ahayn ka idinka waardiyeya Amiir Godane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted April 1, 2014 <cite> @Alpha Blondy said:</cite> excellent. get him out. Just like that no reason? lol democracy and free market just hot air i guess! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 2, 2014 <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Amxaarku manu ahayn ka idinka waardiyeya Amiir Godane Aaad baan uga xumahay inaadan ogayn in labada snm dhashay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 http://www.nhpcsomaliland.org/# The Somaliland National Health Professions Commission is a statutory body enacted by the Health Regulatory Act 19/2001 which was passed by the parliament in 1999. The commission’s mandate is to protect the public by ensuring the quality of health care provided by Health Professionals and Health Care Facilities as well as assessing and monitoring that Health Training Institutions are adhering to the standards set for health training and education. Core Functions of the Somaliland NHPC as Mandated by the Act 19/2001: Register and Licence health practitioners, provide guidance and directions while monitoring their professional conduct and Continues Educational Development. Register and licence all health care facilities (both public and private) and evaluate them periodically to assure the fulfilment of health regulatory standards. Accredit and provide a national recognition for approved health training programs for health training Institutions. Investigate complaints, malpractice and misconducts of health professionals and health care facilities and take disciplinary actions. Provide the names of registered and licensed health professions and health care facilities to the public. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 Dr Macow Supporters read this and be honest yourself. ;Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style="font-size: 20px;">Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada. Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay'adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi. Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan. Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi ;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey. l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.< Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland. Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 2, 2014 <cite> @SomaliPhilosopher said:</cite> Though, Hawdian if this is indeed the case, is this not telling of the status of healthcare in Somaliland? . This is not telling healthcare in SL. It tells effect advertising on public health, that is why advertising is prohibit in medical ethic. thousands somali women from western countries visit him in Germany, is this telling the status of healthcare in western countries or Somali mentality about health care? Quote Share this post Link to post Share on other sites