Sign in to follow this  
malistar2012

Kismaayo became a Graveyard ?

Recommended Posts

Bare-Hiraale-iyo-Axmed-Madoobe.jpg\\

 

 

This two need to cease fire - stop the killing of civilians

 

Shabakadda Caasimada Online ayaa in muddo ah u kuur

galeysay dilalka ka dhaca magaalada Kismaayo iyo cidda fulisa.

Waxa ay ogaatay in dilalka inta badan ee ka dhaca magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, aaney geesan Al-Shabaab balse ay geestaan maleeshiyaad xiriir la leh Axmed Madoobe ama ay isku qabiil yihiin.

 

Nin 35-jir ah oo dhawaan ka yimid Kismaayo wax badanna xog u haya sidda dadka loogu laayo Kismaayo iyo cidda fulisa ayaa xog badan nooga warramay.

Wuxuu sheegay dilkii ugu dambeeyay ee Khamiistii loogu geestay Kismaayo ilaa seddax qof oo shacab ah ay fuliyeen maleeshiyaad ay isku qabiil yihiin Axmed Madoobe, kuwaasoo ka careesnaa dilka sarkaal ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba oo ku geeriyooday qarrax loogu xiray gaarigiisa.

 

“Haddii aan idiin sheego sidda dilalka uga dhacaan Kismaayo inta badan horta waxaa geesta maleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan, kuwaasoo aaney jirin cid ay ka amarqaataan, Shabaabku ma badna dilka ay geestaan oo waa la bargaranayaa, Ugaaskii beesha Cawramala waxaa dishay Shabaab oo labadii dhallinyaro ee dishay gacanta ayaa lagu hayaa, laakin dilal kale ee sidda wadarta uga dhaca Kismaayo waxaa geesta maleeshiyaad hubeysan” Waxaan weydiinay sababta loo dilo shacabka?

 

Wuxuu caddeeyay in habeeb kasta Kismaayo dad lagu dilo “Tusaale marka ay dhacaan qarrax ama sarkaal laga dilo maamulka KMG ah waxaa dhacda in

maleeshiyaad hubeysan oo ay isku heeb yihiin ninka la dilay ay weerar ku soo qaadaan xaafadaha ku dhowdhow goobta dilka, waxa ay aruuriyaan dadkii

halkaas joogay, haddii ay 20 ahaayeen 10 ayaa la soo celiyaa inta kale waa la laayaa oo meydadkooda ayaa la soo dhigaa magaalada cid ka hadli karto

ma lahan, dadka siddaas ayaa loo laayaa” ayuu yiri ninkan noo warramay oo diidday in magaciisa aan xigano.

 

Goorma ayey dhacaan dilalka noocan oo kale ee shacabka lagu baabiyo?

Wuxuu sheegay inta badan dilalka loo geesto shacabka in ay dhacaan marka uu maqan yahay Axmed Madoobe, waayo ciidamada wax laaya inta badan

ma jirto cid ay ka amar qaataan balse waxa ay ka cabsadaan Axmed Madoobe oo marka uu joogo waxba ma geesan karaan” ayu yiri.

“Nin aan daris nahay oo dawaarle ah ayaa ku jiray dadkii ugu dambeeyay ee la dilay, markii aan dhahay maleeshiyaadka wax dishay oo aan qaraabo

nahay maxaa loo dilay ninkan miskiinka ah ee waxaas aan ku lug lahayn waxa ay ku lee yihiin waa ay islee yihiin kuwa wax dilay kuwan”

Ugu dambeyn wuxuu muujiyay rajjo aan fiineen oo ah haddii ay Kismaayo siddan ku socoto in ay noqon doonto magaalo dhiib badan lagu daadiyo oo

dhibaatooyin ay ka dhacaan.

Caasimada Online

Xafiiska Wararka Kismaayo

Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

indeed security in Kismayo has deteriorated over the past months. It doesn't seem like it is getting better. I'd suspect it may further decline with the expiration of the interim administration. Malistar why doesn't your propaganda campaign cover this city?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why they say there is gov't in Somalia? Can't reach kismayo,Baidao,Merca, mean all down south or up North to Puntland and nightly mortar shells in Mogadishu...so much so for gov't ! and that's with + 20,000 foreign troops & equal number of Somalis.

 

Good for show.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

<cite>
said:</cite>

indeed security in Kismayo has deteriorated over the past months. It doesn't seem like it is getting better. I'd suspect it may further decline with the expiration of the interim administration. Malistar why doesn't your propaganda campaign cover this city?

 

loool. HAG mercinaries are killing innocent HAG people in order to destablise Jubaland. The Jubbaland goverment knows who is behind the killing but is not concerned if HAG wants to kill its own people in order to convince the world that Jubaland is not safe, then nobody will stop them. there is no graveyard yet, but let me say this to you. Jubbaland has moved on and nobody will stop it. Qoslaye's army is 100 KM outside of Kismayo and is barred from coming inside the city. If they enter the city of Kismayo, this will be the real graveyard my friend Qoslayistar is talking about. qoslaye knows his limits and won't be foolish enough to do that. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Moodobe doesn't have an army he has a few miltias that got on the Kenya express bus that was headed to kismayo and pretended to take kismayo from Alshabab.

 

Today the man is to scared to leave his hotel and he has not been able to do anything.

 

Alshabab has a better hold on kismayo and there were no problems between the locals when Alshabab was in charge

 

As for the government in mugdisho who has tens of thousands of African Merceneries and is still unable to control mugdisho it still perplexes the mind really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this