Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fawziya Yusuf xaaji Adan is back Jawaari in big trouble

Recommended Posts

 

 

Deg Deg:- Wasiirradii Arimaha Dibada Xukuumadii R/W Saacid oo Baarlamaanka Soomaaliya ku Biirtay.

29. March 2014

Allpuntland

 

 

 

Fawsiyo Yuusuf xaaji Aadan oo ahayd Wasiiradii Arimaha Dibada ee xukuumadii uu ra'iisulwasaaraha ka ahaa Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Maanta baarlamanaka Soomaaliya ku Biirtay sida lugu sheegay Kulan baarlamanaku uu Maanta Muqdisho kulahaa.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Fawsiyo Yuusuf uu Kursiga uga tanaasulay Xildhibaan Magaciisa lugu Koobay Ismaaciil oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolada Waqooyiga ee Soomaaliya (Soomaaliland).

 

Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa Waxaa soo baxayay in Fawsiyo ay raadinaysa Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyodoo warar la helayo ay Sheegayaa in Boqlaal Kun oo dolar uu Xildhibaanku Kursigiisa ka siistay Fawsiyo oo hada heshay Kursiga Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Baarlamanaka SOomaaliya ayaa Muqdisho ku leh Kulmadoodii caadiga ahaa, iyadoona aysan fawsiyo Yuusuf oo Maanta laga yaabo in Xilkaas loo dhaariyo aan la oagyan waxa ku kalifay inay Xildhibaano ka raadsato Baarlamaanka dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

 

xafiiska Wararka Allpuntland, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Former foreign minister sworn in as Parliament Member

 

 

By Shafi’i Mohyaddin

Sunday, March 30, 2014

 

 

 

Ads by Media ViewAd Options

 

MOGADISHU (HOL) - Former Somali Deputy Prime Minister and Foreign Affairs Minister, Fowsiyo Yusuf Haji Adan , has attended her first parliament meeting after she was sworn in as a new parliament member on Saturday.

“I swear in the name of Allah that I will accomplish my duties for the interest of the country and the people of Somalia. I will respect the national constitution and will serve in accordance with Islam,” the new lawmaker said holding her right hand on the Quran.

 

Fowsiyo has replaced former Parliament Member Ismail Hassan Jama after he resigned and transferred his seat to her. Both individuals descend from the same sub clan.

 

The newly-sworn in lawmaker had served as Somalia’s deputy prime minister and foreign affairs minister before her government was ousted by parliamentary no-confidence vote on December 2nd 2013.

 

In January, Fowzia played Somalia’s first international diplomatic role in more than two decades when she represented Somalia in IGAD’s diplomatic mission.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fowzia is a failure: starting from raad tv to her previous political attempts to be significant her NDP party etc.

 

We're do failures with no national loyalties go?

 

South of course.

 

She was a failure as a minister and now she can no longer come to somaliland and is being hounded in mugdisho for curroption.

 

Difficult life indeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

She is a hero in Somalia though i like Fawwziaa, she is the best of all the SL sell outs who went to Mogadishu she is a rich lady and enriched her self and bought her self an MP seat , wa libaaxad she knows how to deal with the Koonfurians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this