Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Good riddance

Recommended Posts

Waa Shariif Xasan. Ninkii Sakiin u bixiye been kama sheegin. Tobankii sano u dambeysay fidno abuur u joog ayuu ka ahaa siyaasadda qasan ee Soomaaliya.

 

Maantana dadkii iyo deegaankii magacooda ku qaraaban jiray ula soo noqday sakiintiisa, asagoo rabo Reer Arlaadi inuu iska horkeeno, weyna u socon weysay, ugu dambeyna lafihiisa kala cararay Baydhabo maanta.

 

Eebbe ha u raxmado wiilka dhalinta ee u geeriyooday maanta dhaawacii shalay kasoo gaaray markii bannaanbaxyaasha guriga Shariifka ee Baydhabo inay galaan isku dayeen, ilaaladiisana xabbado soo riday ku dhaawacay wiilkaas 14 jirka ahaa, maantana u geeriyooday.

 

lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this