Mooge Posted March 26, 2014 keep up the good work Mr. Amey. You family's history in Puntland is unparalleled. Your grandfather Haji Amey is well regarded in all corners of Puntland for his valor. Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar ayaa si cad u sheegay kooxda Alshabab inay taageero dhinac kasta ah inay ka hesho mamulka Somalilnad oo duulaan ku ah dhulka Puntland ee Gobalka Sanaag. Waxa uu sheegay madaxwayne ku xigeenka inay hayaan cadaymo sheegaya in kooxda alshabab ragg ka tirsan lagu tababaro magalada Burco madaxa ugu sareeya kooxdaaasi Axmed Godane uu soo galo magalada Hargaysa. ”Waxaa loo bahan yahay beesha caalamka iyo dadwaynaha Soomaaliyeed ay isha ku hayaan xiriirka ka dhaxeeya Alshabab iyo Somalilnad,hadda dad badan bay keeneen meesha la yiraahdo Galgala,waa cadaan ,waxan qabnaa howshaa iyada ah Somaliland aakhirka iyaga ayay ku danbayn doonaan oo ay dili doonan,waxan codsanaynaa in dabo gal dhab ah lagu sameeyo waxan sheegayno,Nichalos Kay wuu og yahay”Madaxwayne Camay ayaa yiri sidaasi. Shacabka ku nool deeganada Puntland ayuu ugu baaqay inay ka feejignaadaan weeraro kaga yimaada kooxda Alshabab oo ay xogta la wadaagaan ciidanka amaanka si looga hortago dhibaatooyinka. Waxa uu hadalkiisa raaciyay Dhibaatadda ALshabab in looga bixi karo midnimadda Umadda Soomaaliyeed. Hadalka madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa waxa uu imaanayaa xili maalmihii ugu danbeyay si wayn loo hadal yahay ciidamo ka socda Somaliland inay soo gaareen deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland. http://www.puntlandpost.com/war-deg-deg-ahshacabka-puntland-oo-feejignaan-loogu-baaqay-dhagayso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted March 26, 2014 ^^^^ The man was denied entry into buhoodle hahahaha... His own village. His entry visa into somaliland was also declined like cabdi Cawar Maan waxda soocdalka must be very busy with all these entry visa rejections. Hahahah... The defeated lot always defeated never victorious. Even with sub Saharas largest army. Look at them today... Baaaaaaaaacaaaaaaac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 26, 2014 haha. the world's most phantom visa. it only exists in the dreams of cidansuldan. Go tell Indhosheel to leave buuhoodle first before you worry about a VP in garowe who is busy running a state. niyoow, your truck load of money delivery to buuhoodle still doesn't buy you an inch of credibility. war niyoow meesha lacati idinka dhamateye ka kaca oo Abdiweli iska celiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted March 26, 2014 ^^^ Sad state of affairs for this lot more talking no action. Tonight I sit a few miles away from both bosaso and garowe. And desperately you talk about Alshabab why don't you write a letter to Obama while your at it and see if he cares. Hahaha Bosaso and garowe I'm comming .... Hahaha No Ethiopian no Kenyans who you gonna beg for help??? Because we both know you can't fight Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 26, 2014 Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel \\\ Indhosheel Has formed ties with Mogadishu Mastered the art of Politics , Khatuum State is off Limit for the Hargeysa Admin - Indosheel will be giving Mashruc Culus ay-malgalisay-dowlada ........ lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted March 26, 2014 Mashruc culus... What Burundian troops. Saxib malister don't lie no one from the government greeted the poor man he went to mugdisho and all the political failures came to a dinner were they talked about nonsense. I promise you the one block government in mugdisho does not have the guts to give him a pen. Why you ask because its part of the somaliland Somalia talks agreed upon. Malister has been caught lieing again.... Hahah... What villages did amisom free fr you today and can your bandits hold it without them?? Quote Share this post Link to post Share on other sites