Sign in to follow this  
malistar2012

Waraabe oo ku dhowaqay Inaan bessh Snm kala hadhin,Dagaal Lagu Qaado Garowe

Recommended Posts

Faysal Waraabe oo ku dhowaqay Inaan *****u kala hadhin, Dagaal Lagu Qaado Beesha Garowe ee P/land

 

Hargeisa (Kalshaale.com) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID ee Maamulka Hargeisa ayaa Madaxwaynaha Maamulkaasi ku Qabsaday Xilkiisii, Wuxuuna ka hadlay Safar uu ku baxayo iyo Wadamo Tiro badan oo uu soo marayo.

 

 

Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa Beesha ***** Iyo Maamulkoodaba ugu Baaqay Inaan loo kala hadhin Sidii laysaga Difaaci lahaa waxa uu ugu Yeedhay Maamul beeleedka Garoowe, Ciidamadana Loo wada Gayn lahaa Jiidaha, Wuxuuna sheegay In Dawladii Siyaad bare ay dagaal la galeen Hadana ayna waxba ku ahayn inay Puntland iska dhiciyaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. Waraabe is a comedian. cabaadkii ba somaliland ka dhamaday. loo kala harin miyu yiri. lol.

 

they are upset their game of supporting terrorist in the rest of somalia is exposed. this is getting good niyoow. i am loving it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

FAYSAL3.jpg

 

Wuxuuna sheegay In Dawladii Siyaad bare ay dagaal la galeen Hadana ayna waxba ku ahayn inay Puntland iska dhiciyaan.

 

Faysal Waarab Is confused - Beesha Lasqoray Makhir where fighting along side Siyaad Barre Regime this just adding salt to the injury of Hartismaa

 

 

Waxa sheekada noqotay Qaabil iyo argixiso ladirir

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Talk about hiding behind a bluff..

 

Saxib Mooge somaliland is at the gates of your village bosaso and garowe no one is nervious but you.

 

Hiding behind the Shabab card haa?

 

Face saving excersise, what will you do when bosaso and garowe is under somaliland control...

 

" somaliland supports bin laden and he is hiding in Hargaisa" ???

 

Hahaha...

 

Masakeeen....

 

One final move and it check mate almost mate. We will make it quick and painless don't worry.

 

Hahaha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this