Sign in to follow this  
CidanSultan

East Sanag Officially Part Of The Republic of Somaliland

Recommended Posts

Cabdi Cawar's entry Visa was rejected at the Somaliland border: Officially East of East Sanag:

 

Furthermore: Somaliland army will be building a permanent presence in East Sanag and the below:

 

Hargeysa(OWN)kulan hordha ah oo shalay ka dhacay magaaladda Badhan ayay Isimada iyo Odayaasha Beesha Degta Gobolka Sanaag Barri kaga hadleen sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada Gobolka, iyagoo ku baaqay in aanay madaxda Maamul Goboleedka Puntland iman Gobolka.

Odayaasha iyo duqayda deegaanadda Sanaag bari ee gobolka Badhan ayaa shalay isugu yimid shir balaadhan oo ay kaga arin sanayaan nabad gelyadda deegaankaasi iyo sidii ay uga hortegi lahaayeen hogaamiyaha maamulka garoowe oo ay sheegeen inuu arimo nabad gelyadda wiiqayaa deegaanaddaasi ka waddo

 

Shirkan oo shalay furmay, maantana la guda gali doono qoddobada rasmiga ah waxa shalay la iskula qaatay in laga hortago wax kasta oo Nabadgelyada wiiqi kara, iyagoo soo jeediyey in aanay Gobolka wax booqasho ah ku iman Karin Madaxweynaha iyo Madaxda Garoowe oo ka hinaasay safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku tax-taxaashay Xeebta Laasqoray.

 

Shirka oo ay ka qayb qaleen ugu yaraan Lix Isin waxa aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay Boqor C/kariim Boqor Cali Mahdi oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolkaasi waxaanu xaqiijiyey in shirka u furmay uu yahay mid lagaga hadlayo dhaqdhaqaaqyada ka soo kordhay dhinaca Amaanka.

 

Boqor C/kariim waxa uu sheegay fadhigii ay shalay yeesheen in la iskula qaatay in aanay Gobolka labada dhinac eek u Hirdamayaa midkoodna iman isla markaana la xoojiyo Amaanka, isagoo xusay qoddobada ajandaha oo shalay aan la guda galin in maanta shirka lagaga hadli doono.

 

Boqorku waxa uu sheegay in fikir ahaan lagu kala aragti duwan yahay marti-qaad Isimada qaarkood u sameeyeen C/wali Gaas in uu Gobolka ku yimaado, kaasoo ka dhashay safarkii Madaxweyne Siilaanyo ayuu yidhi, waxaanu tilmaamay aan arrintaas lagu heshiinayn.

 

Boqorku waxa uu sheegay in go’aan rasmi ah oo xal lagaga gaadhayo arrimaha ka taagan Gobolka Madax dhaqameedku soo saari doonaan isla markaana la shaacin doono isla maanta.

Oodweynenews.Com

Hargeysa/Office

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

hahaha.

 

Walahi the SNM boys cabadki ba ka dhamaday. Abdiweli didn't even lift a finger and all over SOL they are cabadin. war nimanki fulaysana? even xaaji said in his cabaad that somalilanders are the "best terrorists". lool.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let Abdi Cawar cross the border if what I say is not true. Hahah

 

Walahi I love making these siadist cry.

 

Hahahah...

 

Somaliland has reach its borders las canood and las Corey a few miles from both garowe and bosaso and all they can do is..

 

"Cabdki ba kamaday" " this didn't happen"

 

Hahahah

 

 

Haaahahahhahahahaha....

 

Walahi precious.

 

Make one move and bosaso and garowe will have the shahada raised over it...

 

Long live our Glorious Republic....

Share this post


Link to post
Share on other sites

(SLT:Hargaysa) Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobalada Iyo Dagmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe oo maanta u waramaayey qaar ka mida Warbahinta dalka ayaa waxaa uu si kulul uga Jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Puntland oo sheegaya in Somaliland ay xidhiidh Saaxiibnimo la leedahay kooxda Al-shabaab.

 

 

“Warkaasi runtii waa war waxba kama jiraan ah,war been abuur badani uu ka dhex-muuqdo weeye,wax yaabo badan oo gaf ahina ay ka dhex muuqdaan ku waasina aanay ahayn kuwo aanu qabno waxyaabo badana waa ka hadlay,”

 

 

 

“Anagu waanu ku dadaalaynaa in xagayaga wax kastoo keeni karaya mushkilaad iyo isku dhac waanu ka digtoonaanaynaa,hase ahaatee sidaad wasiir wax u wadaa maaha sidii darisku wax u ahaan jiray waan daris xumo hadalada aad sheegaysana waxaa ku jira hadala badan oo deel qaafa”

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

By: Osman A.M.

HARGEISA (Somalilandsun) - Tension remained high for the second day as militarily charged environment has been witnessed in the town of Badan that shares a common border with both Somaliland and Somalia's semi-autonomous region of Puntland after the latter's warmongering verbal utterances that necessitated prompt & rapid deployment of Somaliland's National Defense Forces (SNDF) to counteract slight provocation from the creators of this conditional anxiety.

As reported by Hatuuf an independent local paper the town is in a state of fear due to increased military troops with Puntland deploying their soldiers under the command of Major Abdillahi Omar Ashur pitching their camp on the eastern periphery of the town, while the Eastern Division of Somaliland's National Defense Forces dispatched a contingent of infantry troops under the command of Brigadier Guray consequently arriving two days latter & camping on the western corner of the small center.

Further reports confirm that residents are in a state of fear and an imminent outbreak of war is inevitable given the fact that the two groups are just distance apart with nothing buffering them apart affecting center's business which now comes to closure before sunset.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this